Saturday February 17th, 2018
Burcoonline
Free one
Xayeeysiis
Somali Flags
Japan

Mashruucii Xumbo weyne maafishkaba keen

0
Tuesday February 13, 2018 - 11:41:39 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 73
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mashruucii Xumbo weyne maafishkaba keen

    Mashruucii Xumbo weyne maafishkaba keen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mashruucii Xumbo weyne maafishkaba keen

Tan iyo markii mashruuca biyo ballaadhinta Xumbo weyne loo dhaqaaqey, waxa jirey kolba heer iyo hadal meesha marayey, marnaba lama odhan biyo ma jiraan.

12 Xubnood oo heer wasiir, ku xigeen, xildhibaano, cuqaal iyo hantiilayaasha Hargeysa intuba ku jiraan ayaa Guddi loogu xil saarey.

War bixintii W. Cusuke 13.07.2014, war-bixintii Wasiirka biyaha Xuseen Axmed Cadulle 12.09.2014, iyo xaqiijintiisii 16.02.2015, Hay'adda Khalifa oo sheegtey 25.02.2015 in 250kun oo qof Biyaha loogu talo galey, sidoo kale Kormeerkii Madax. Siiraanyo ee dhaamka; intuba waxay sheegeen in Biyaha Hargeysa la soo gaadhsiin doono.

Mar aan socdaal ku tagey Ceelasha Xumbo weyne 13.06.2017, kadibna booqasho ugu tagey Khaliifa Fondation ee Abu Dhebai waxay ii sheegeen in ay ayagu qaybtoodii dhammeeyeen, waxa hadhsani ay tahay qaybtii Xukuumada Soomaaliland ee soo jiidista biyaha.



Yaa BEEN sheegaya, ma kuwii hore! Mise kuwa danbe?

Guddidii Biyaha ee Hargeysa meteleysey meedey iyo Enjineeradii 8 qodob isku raacey? mise maqaar saar ayey ahaayeen dhammaantood?

Haddeerna maafishkaba keena!!. bal biyo shiinaha iyo Baraagahan nalaga dul dhisey yeysan maafish noqon!!.

Sheekh Falaax Al-axbaabi iyo Rag kale oo aan ogahay yaa u sheega warka wasiirka iyo warbixinta oo buuxda!!


Muwaadin Biyo doon ah


Saad Ina Kaarshe cadde


Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
WAREYSIYO