Monday April 23rd, 2018
Burcoonline
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Ahow Qof dantiisa yaqaan Dadkiisana Anfaca Qalinki maxamuud khaliif(zaki khaliif)

0
Monday April 09, 2018 - 09:14:28 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 83
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ahow Qof dantiisa yaqaan Dadkiisana Anfaca Qalinki maxamuud khaliif(zaki khaliif)

    Ahow Qof dantiisa yaqaan Dadkiisana Anfaca Qalinki maxamuud khaliif(zaki khaliif)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ahow Qof dantiisa yaqaan Dadkiisana Anfaca Qalinki maxamuud khaliif(zaki khaliif)

Dadku badanaa waxa ay ku mashqulaan raadinta iyo xaqiijinta hadafka ama himiladda noloshooda, iyagoo in yar mooye ka fikirin anficada dadkooda ama ummadooda. Run ahantiina Guusha dhabti waxa ay tahay ina uu qofku noqodo qof yaqaan dadntiisa, dadkiisana afaca, markaasuna qiimo iyo Qadarin ku dhex yeesha dadka/ haddaba si aad u noqoto Qof isaga oo dayaceyn dantiisa hadan ku weyn quloobta dadka oo ah qof ku can baxay sifooyin wangsan, waxa markaste mudan ina aad waddada guusha ama hadafkaaga aad u marto

waxyaalaha qofka bini aadamka uu ku noqon karo qof wanaagsan oo bulshada uu la noolahay dhexdeeda laga jecel yahay. Laguna qadariyo doorkiisa.

Waxa markaste muhiim ah ina uu qofku ku dadaalo anfici bulshadiisa, lakin waxa kale oo iyana marna habooneyn ina uu Qofku dayaco wofnimadiisa iyo dantiisa, waayo oo ah Qfina guul dhaba ma gaadho Hadii uu isku Aqoonsaneyn shaqsi u jeedo leh dadkuna Qiimeyn karaan.


Hadaba Hadii Aad Dooneysid Jidka Guusha Isku Day Inaad ;
*Noqoto Mid Naxariis Leh
*Noqo Mid Daacad Ah
*Noqo Mid Dulqaad Bdan
*Noqo Mid Firfircoon
*Noqo Mid Isku Kalsoon
*Noqo Mid Deeqsi ah
*Muuji Waji Furfurnaan
*Tixgeli Adanimada
Kuqaabil Qofka Waji Wanaagsan Xitaa Hadii Uu Ku Xumeeyo
Qaado cafinta (Iska Cafi) Maxaa Yeelay Waa Aaargoosiga Ugu Wanaagsan
Hanoqon Shaqsi Hagaroow Ama Xaasid ah ( dadka la jecel lugoyada iyo dhibta )
Hanoqon Shaqsi Darajo Ku faana ( inuu madax yahay ama laandheere ayaan ahay )
Hanoqon Shaqsi Dhanka Xun Wax ka eega waayo murti ayaa ahayd ( sixun u sheeg sixir ka daran )
Hanoqon Shaqsi Kibir Badan Ama Islaweyni Badan ( dadka u arka waxaan jirin
Haxaqirin Shaqsiyada Qofka
Haxaqirin Qofka Wanaagiisa
Hacaroonin Waayo Carada Sheydaanka Ayaa ku Shaqeysta
Hasameyn Marqaati Been Ah
Ha cadeysanin beenta
Ha Lagalin Faraha Wax Aan Kuqosey Hadii Kale Waxaad La kulmeysaa Dhibaato
Haku Canaananin Ama Wax Ha uga sheegin Xaaskaaga ama Seygaada ama Walaalkaaga dadka hortooda
Hadhihin Ama Hakala Hortagin Qofka Wuxuu Necebyahay (Hadal Ama Ficil )
Ha Ugu Yeerin Qofka Naaneys Uusan Raali Kahayn
Hayasin Dadka Ha Uliidin Waa Sabool
Hacanaanan Masaakiinta
Ilaali Balanta waayo Nimaan Balan Lahayn Waa Niman Diin Lehayn
Isku day Inaan Runta Sheegto Ama Xaq iiqda Ka Hadasho
Iska Cafi Qof ku Dulmya
Ilaali Amaanada Iska Hubi Wixii laguu Sheego
Xumaan Xumaan Haku Bedelin
Xiriiiiiri Ninkii Ku gooya
Xaq Dhowr Deriskaaga
Ulla hadal Dadka Si Wanaagsan oo Raxmad Leh Waayo Hadalka Wanaagsan Wuxuu ka Qeyr

Badabyahay Sadaqada
Ula dhaqan Dadka Sida aad Jeceshahay In Lugula Dhaqmo
U caawi dadka Si aad Adugaba Ujeceshahay In Laguu Caawiyo Markaad Dhibaateysantahay lana jeclay dadka kale waxaad naftaada la jeceshahay waayo rasuulkeena ( NNKH ) ayaa yiri midkiin ma rumaynin allah ilaa uuu walaalkii la jeclaado waxa uu naftiisa la jecel yahay
Waayo Intuba Waa Furaha Farxada Farxadana waa Jidka Gaaban Ee Ku Geynkara Qalbiga Qofka Kale waxaadna awood u leedahay markaa ama aad noqonaysaa hadaad u dhaqanto sidan wanaagsan ee aan kor ku xusnay waxaa cadaana in bulshada dhexdeeda aad ka noqonayso nin la ixtiraamo laga danbeeyo oo aad u wanaagsan aakhirana da hadalkeeda waana sida wanaagsan ee diinteenu ina farayso

qalinkii maxamuud khaliif axmed

mahamoudziiko@gmail.com

tell. 4318306 9334346

Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
WAREYSIYO