Monday April 23rd, 2018
Burcoonline
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Baroordiiq الذين اذا اصبتهم مصيبة قالوا انا لله وانا اليه راجعو

0
Tuesday April 10, 2018 - 10:20:31 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baroordiiq الذين اذا اصبتهم مصيبة قالوا انا لله وانا اليه راجعو

    Cabdullaahi Maxamed Cumar, xaaskiisa Ruqiya Xasan iyo carruurtooda oo deggan magaaladaBoltonee dalka Ingiriisku, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan;

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdullaahi Maxamed Cumar, xaaskiisa Ruqiya Xasan iyo carruurtooda oo deggan magaaladaBoltonee dalka Ingiriisku, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan;



Baroordiiq الذين اذا اصبتهم مصيبة قالوا انا لله وانا اليه راجعو

Cabdullaahi Maxamed Cumar, xaaskiisa Ruqiya Xasan iyo carruurtooda oo deggan magaaladaBoltonee dalka Ingiriisku, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan; dhammaanba tafiirta reerSheekh Muuseoo ku baahsan daafaha caalamka iyoguud ahaanba dadweynaha reerGabiley,iyaga oo ka tacsiyeynaya geerida naxdinta leh ee ku timid, Alle ha u naxariisteexildhibaan Ibraahim Axmed Sheekh Muuse (Ibraahim Kacaan)oo Shalay oo ay bishaAbril9ahayd/2018kaku geeriyoodey magaaladaHargeysa.


Waxayna baroordiiqdaasi si gaar ah ugu dirayaan:ubadkiisii, ooridiisii, walaaladii iyo dhammaanba ehelada kale ee ku sugan dalka Somaliland iyo dibadiisaba.

Waxayna Ilaahay ka baryayaan, in uu Ibraahim geeyo jannadiisa Firdowsa; ehelada iyo asaxaabtana uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Allahayoow Aamiin

Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
WAREYSIYO