Wednesday May 23rd, 2018
Burcoonline
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Golaha Taageer Kulmiye GTK BAAQ NABADEEED

0
Wednesday May 16, 2018 - 09:01:12 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 55
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Taageer Kulmiye GTK BAAQ NABADEEED

    Golaha Taageer Kulmiye GTK BAAQ NABADEEED

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Taageer Kulmiye GTK BAAQ NABADEEED
Golaha Taageer Kulmiye GTK
BAAQ NABADEEED

Sidaynu wada ognahay dhamaan waxa soo noqonoqaysay colaad dhibwayn ku haysa habsami u socodka amageedi socodka nolosha bulshada reer somaliland ee ku dhaqan degaanada gobolka Sanaaag, gaar ahaan degmada Ceel-afwayn ee Jamhuuriyada Somaliland. Dirirtaas oo si guud iyo si gaaraba u ragaadisay nabad kuwada noolaanshihii beelaha walaalaha ah ee degan deegaankaa. Haddaba iyadoo ay waajib qaran iyo mid umadeedbatahay ilaalinta nabada geedi socodka nolosha iyo ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta reer somaliland sida ku cad Dastuurka qaranka Jamhuuraiyada Somaliland, arintani waxay boqnaha goysay gabi ahaanba hanaankii horumarineed ee qaranaka. Sidaa awgeed.

  • Golaha Taageerada Kulmiye waxay arragtidooda ku wajahan ilalinta nabada iyo xasilonida gobolka, waxay baaq nabadeed u fidinayaanbeelaha walaaalaha ah ee ku diriraya Ceel-afwayn.

  • Golahu wuxuu taaagersan yahay in xukuumaddu si dhamaystiran u sugto nabad-gelyada gabi ahaanba muwaadiniinta ku dhaqan Deggaaanka .

  • Golahani wuxu aad uga xun yahay dhimashada aan sina loogu aaba yeellin nolosha aadamaha ee rabbi karaameeyay iyo dhiig daadintiisa diinteena islaamku xaaraameysay .

  • Gollahani wuxuu si wallaalnimo iyo dareen aadamanimo ku dheehantahay uga dalbanayaa beelaha walaalaha ah ee Ku dhaqan degaamadaasi, inay joojiyaaan dirirta ka socota degmada Ceel-Afwayn mudada sanadaha kabadan soona jiitamaysay.

  • Goluhu wuxuu si wayn oo balaadhan uga mahad cellinaya ciidanka qaranka , ciidanka booliska, wasaarada arrimaha guddaha iyo dhamaan muwaadininta reer somaliland ee ka hawl galay joojinta dhiig daadashada xaqdarrada ah iyo waliba jiritaanka nabadaee ka dhex oogan walaalaha muwaadiniinta ah ee shaydaanku ka adeegayo.

  • Guddida goluhu waxay u mahad celinayaan dhamaanba taageerayasha kulmiye ,gaar xubnaha ku bohoobay golahan Taageer Kulmiye meelkasta oo ay aduunka kala joogaan.Xubnahanay waxay si buuxda uga qayb qaatay baaq nabadeedkan uu goluhu diraayo.

GUDIDA GOLAHA TAAGEER KULMIYE.

1)Mohamed Mahmud Dahir (Ugaas)

2)Eng Ahmed Abdi Ibrahim

3) Saleebaan Aadan Faarax (Carablow)

4) Ibraahim Guleed Caydiin (Xabo)

5) Xaliimo Cabdi Obsiiye

6) Caasha Buraale

7) Ifraax Husein

8)Mohamed Maxamuud Sheikh

9) Maxamed Awrliqe

10) Abdi Rasaaq Ahmed

11) Saamia Fisher



Allaa mahadleh
Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
WAREYSIYO