Tuesday December 12th, 2017
Burcoonline
Telesom
freee space
Somali Flags
eurosomtravel.com/

Video Updates

Burco City Daawo Dacalada

Hits: 52 | Thursday July 07, 2011 - 17:19:41
1

Click here to watch

Gudoomiyaha Degmada Xagal oo Si ba'an u dhaliilay Maamulka G/Saaxil Sheegayna In Xaqii Degmada Xagal oo ah Degmooyinkii Hore ee G/saaxil. Siciid Jaamac Ayax.

Hits: 58 | Monday June 06, 2011 - 22:05:26
Gudoomiyaha Degmada Xagal oo waraysi khaasa siiyey Shabakada Wararka ee Burcoonline.com kuna sugnaa wakhtigas Xarunta Maamulka ee Degmada Xagal oo Dayac badani kamuuqday ayaa shabaka uga waramay dhinacyo badan oo kusaabsan xaalka ay hada kujirto degmadu. Burcoonline.com waxa ay kamid ahayd wafti dhawaan kormeer qiimayna kutegay Deeganka Degmada Xagal, oo ka koobanaa Ururka wadaniga ah ee SYCD iyo xubno kasocday saxaafada maxaliga ah.

Click here to watch

Xafladdii QalinjebintIi Ardaydii Degree ah ee Ka qalinjebisay Jaamacada Burco 12 March 2010 Daawo Qaybtii 2aad

Hits: 47 | Monday May 30, 2011 - 23:15:06
Daawasho wacan Qaybtii 2aad ee Xafladdii Qalinjebinta Ardaydii Degree ah ee Ka qalinjebisay Jaamacada Burco 12 March 2010.

Click here to watch

Xafladdii Qalinjebinta Ardaydii Degree ah ee ugu horeyey Kana qalinjebisay Jaamacada Burco 12 March 2010 Halkan kadaawo Qaybtii 1aad. Diyaarintii: Burcoonline.com

Hits: 54 | Tuesday May 24, 2011 - 20:36:51
12 March 2010 waa maalin taariikhi u ah Jaamacada Burco, maalintaas oo ah maalintii curashada Jaamacada Burco iyadoo ahayd maalintii ugu horaysay ee arday Degree ahi kaqalinjebisay, iyadoo dhawr 2 dufcadood oo hore ka qalinjebiyeen oo ahaa iyagu Diplom. Xafladan waxaa kasooqaybgalay Masuuliyiin Muxaafid iyo Mucaaridba lahaa, hadana wejigii maalintaa dhanka kale ayuu isu bedalay Ragii maalintaa Mucaaradka ahaa halka kuwii muxaafidka ahaana ay hadayihiin Mucaarid.

Click here to watch

Al-Mustaqbal Bourding School oo Ikuulka keliya ee Bourding ah oo kajira Burco ayaa siweyn uga qaybqaatay 18 May 2011.

Hits: 52 | Sunday May 22, 2011 - 23:06:33
Al-Mustaqbal Bourding School oo Ikuulka keliya ee Bourding ah oo kajira Burco ayaa siweyn uga qaybqaatay 18 May 2011. Daawasho wacan.

Click here to watch

Daawasho Fiican Debaaldegii 18 May 2011 iyo fantasiyihii Ururka Wadaniga ah ee SYCD u ka dhigay Burco

Hits: 62 | Sunday May 22, 2011 - 19:19:56
Daawasho Wacan Ururka Wadaniga ah ee SYCD iyo Debaaldegii 18 May 2011. sidoo kale Waxaa fiidyahan ka muuqda Sawiro Xiligii abaarta Kormeer ay kusamaysay Deegaamada hawdka ee G.togdheer Hoosyimaada.

Click here to watch

Dhaadashada Somaliland Waa Maanso bud-dhig u ah Silsilad Suugaaneed Uu Abwaan Cadaawe ka furay Shabakada Caalamiga ah ee Burcoonline

Hits: 60 | Friday May 20, 2011 - 17:19:21
Abwaan Jaamac Ismaaciil Hawd "Cadaawe" oo Maanso ugu Jawaabaya Nin magiciisa qariyey ninkaas oo sheegay in uu kasoo gabyaayo Madaxtooyada Punthland, Somaliland ku dhaliilay waxyaabo badan oo xaqiiqada kafog. Maansadan Cadaawe oo lamagbaxday DHAADASHADA SOMALILAND. wuxuu abwaan Cadaawe kumartiqaaday Sugaanyahanka Afka soomaaliga ku hadla Silsiladan uu Bud-dhigaha kayahay Abwaan Cadaawe. Goluhuna waa inoo Burconline.com ayuu yidhi abwaan Cadaawe. kala xidhiidh Abwaan Cadaawe Mobilkiisa :252-2-4431203

Click here to watch

Gabaldaye Waa Maanso Cusub oo uu Abwaan Cadaawe u tiriyey Xuska 20da 18 May 2011

Hits: 50 | Thursday May 19, 2011 - 23:11:01
Abwaan Jaamac Ismaaciil Hawd "Cadaawe" oo Maanso lamagacbaxady Gabaldaye u tiriyey Xuska 20ad ee 18 May 2011. Kala Xidhiidh Abwaan Cadaawe: 252-4431203

Click here to watch

Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
Halkan Ka Daawo EXCLUSIVE AH: Wareysi Xiiso Badan oo Tariikhiya oo Laga Qaaday Siyaasigi Weyne ee Micheal Maryamo 1963
Halkan Ka Daawo: Jiilayaasha Caanka ah ee SOORAN IYO JAWAAN oo Riwaayadi Ugu Qosolka Badanyd Soo Saaray ee Ku Saabsan Ummada Facebook Iyo Internetka Ku Wada Maqan
Halkan Ka Daawo: Hotel Casriyah ah Iyo Restuaranka Nasteexo Hotel and Restaurant oo Xadhiga Laga Jaray Magaalada BURCO
WAREYSIYO