Wednesday February 21st, 2018
Burcoonline
Free one
Xayeeysiis
Somali Flags
Japan

Video Updates

Halkan Da Daawo Aqoonyahan Khaliif Xiinwaal Oo Sharaxaaya Yagleeshii Somalida Ee Magaalada Birmingham Doorkii Uu Kulahaa

Hits: 13 | Tuesday September 16, 2014 - 21:04:46
Aqoonyahan Khaliif Xiinwaal ayaa kamida dadkii ugu horeeyey ee degay magaalada Birmingham islamarkaana door muhiima ka qaatay magaaladaas

Click here to watch

Halkan Ka Daawo Barnaamijkii Bandhiga Somali Chanel oo Ay Daadihiso Suxufiyada Deeqa Qaran Oo Todobaadkan Aad U Xiiso Badan

Hits: 12 | Sunday September 14, 2014 - 18:58:02
Halkan ka daawo barnaamijkii ay daadihin jirtay suxufiyada caalamigaa ee Deeqa qaran

Click here to watch

DAAWO" RIWAAYAD CUSUB SOORAAN IYO JAWAAN QURBA JOOGA IYO WAXQABADKA DAKA

Hits: 23 | Tuesday September 09, 2014 - 17:42:50
DAAWO" RIWAAYAD CUSUB SOORAAN IYO JAWAAN QURBA JOOGA IYO WAXQABADKA DAKA

Click here to watch

Halkan Ka Daawo: Axmed Saleeban Dafle oo Silaanyo Ugu Faanay Daraawsih Isago Sheegay Inay Silaanyo Awoowyaashi La Socdeen INgriis, Xili Ay Silaanyo Awoowyaashi Ugu Badnaaayen Saraakiishi UGu Sareysay Darawiishta

Hits: 19 | Monday September 08, 2014 - 19:08:42
Axmed Saleebaan Dafle uu Siilaanyo awoowayaashii daraawiish-nimo ugu faanay, golaha khusuusida daraawiishta oo 21 xubnood ahaa 2 ayaa Siciid Harti ahaa, 5-na Aadan Madoobe bay ahayd, 14 kalena Soomaali Maxamuud bay ahayd. Dhinaca Siilaanyo Ina Shixiri dheh, Xaaji Suudi Shabeelo dheh, Aw Aadan dheh, Ibaarin Bucul dheh, Dhinaca Ina Dafle waxaa ku Jiray Faarax Maxamuud Sugule (Faarax Dacay) oo Xaabsade Awoowgii ahaa oo Ina Cabdille Xasan ka baxsaday iyo nin kale. Markaa Siilaanyo Awoowyadii iyo Ina Dafle awoowyadii oo Sheekh iyo Burco Daraawiishta uga qaxay oo markii danbena keentay inuu Burco Ina Dafle ku dhasho keebaa daraawiish ahaa, Taariikhdu Maaha tii gacan ku rimiska ahayd ee ay qoreen Idaaja iyo Aw Jaamac Cumar Ciise (AHUN).

Click here to watch

Qaraami NUGUL iyo Codkii Fanaanadi Saado Cali Warsame (aun) waa heesi hore

Hits: 74 | Monday September 01, 2014 - 20:22:20
Qaraami Nugul

Click here to watch

Hees Cusub MAXAMED BK Soo Saray(KASOO KABO DIB U DHICIICII)2014

Hits: 22 | Wednesday August 20, 2014 - 12:07:26
Hees Cusub MAXAMED BK Soo Saray(KASOO KABO DIB U DHICIICII)2014

Click here to watch

Daawo Hees Muuqaal Cajiiba Leh Lana Magac Baxday Isku Dhigan Waa Codadkii Asma Love Iyo Nimcaan Hilaac

Hits: 22 | Monday August 18, 2014 - 20:01:05
Hees Cusub oo ay Wada Qaadayaan Fanaaniint aadka loo jecelyahay ee Asma Love iyo Nimcaan Hilaac waa hees aad u macaan oo jaceyl ah islamarkaana muuqaalkeedu aad u wacan yahay

Click here to watch

Halkan Ka Daawo Soo Dhaweyntii Ay Walaaha Addis U Sameeyeen Fanaanka Da,ayar ee Nimcaan Hilaac

Hits: 27 | Sunday August 17, 2014 - 21:25:15
Halkan Ka Daawo Soo Dhaweyntii loo sameeyey Fanaanka Nimcaan Hilaac

Click here to watch

Nala Daawo Hees Cusub Oo La Magac Baxday DHAYGAG Ka Hadlaysa Tahriibka iyo Dhibaatada uu Ku Hayo Dhalinyarada

Hits: 18 | Sunday July 27, 2014 - 14:00:31
Erayadii: Abwaanka Da,ayar Mubaarig Maxamed Careef Laxankii: Maxamed Maxamuud Cige Busi Codkii: Fanaanada Caan baxday Ubax Daahir Fahmo

Click here to watch

DAAWO Qaybti U Danbaysay Barmaamijka Kasmaal Ee Sualaha(DAAWO)

Hits: 22 | Sunday July 27, 2014 - 01:50:01
DAAWO Qaybti U Danbaysay Barmaamijka Kasmaal Ee Sualaha(DAAWO)

Click here to watch

Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Horumarka Iyo Waxqabadka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Sameeyay Gobolka Saraar Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Halkan Ka Daawo: Barnaamij FULL Waxqabadka Iyo Horumarka Xukummada Madaxweyne Axmed Silaanyo Ka Geysatay Gobolka Togdheer Intii ay Xilka Haysay 2010-2017
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Beelaha Subeer Awal Iyo Habar jeclo oo Isko Raacay Siyaasada Somaliland Iyo In Kursiga La Saaro Musharax Muse Biixi Cabdi
Halkan Ka Daawo: Abwaanka Weyn ee CADAAWE oo Gabay Cusub Soo Saaray Loogu Magac Daray BLACK ADAM Iyo Muranka Weyn ee Ka Dhex Taagan Beesha Adan Madoobe
Halkan Ka Daawo:Siraad Nuux Cawaale Oo Maanta Si Rasmiya Ugu Wareejisay Guuri Cusub Oo Loo Dhiisay Qoyskii U Iska Del Delay Marxuum Qaasim Yusuf Axmed Iyo Deeq Lacagana Gudoonsisay Qoyskaasi
Halkan Ka Daawo: Wasiirul Dawlaha Caafimaadka Somaliland Md Maxmaoud Galaal oo Ku Boriyay Dadweynaha Ku Dhaqan Degaanka KARIN Inay Qaatan Kaadhka Cod Baxinta+ Kabahana La Dul Maray Xisbiga WADDANI Iyo BallanQaadka Beenta Askarta Loo Sameeyay
WAREYSIYO