Sunday January 24th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Musharax Ahmed arab Muse Bulaale Musharax Kamida Labeenta Dhalinyarada Somaliland Bulshaduna U Baahan Tahay '''Qalinkii Abdiraxmaan Maxamed Daldhis

0
Wednesday December 30, 2020 - 21:40:46 in Maqaallo by Sanaag Office
  • Visits: 284
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharax Ahmed arab Muse Bulaale Musharax Kamida Labeenta Dhalinyarada Somaliland Bulshaduna U Baahan Tahay '''Qalinkii Abdiraxmaan Maxamed Daldhis

    Musharax Ahmed arab Muse Bulaale Musharax Kamida Labeenta Dhalinyarada Somaliland Bulshaduna U Baahan Tahay '''Qalinkii Abdiraxmaan Maxamed Daldhis

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musharax Ahmed arab Muse Bulaale Musharax Kamida Labeenta Dhalinyarada Somaliland Bulshaduna U Baahan Tahay '''Qalinkii Abdiraxmaan Maxamed Daldhis







Musharax Ahmed arab Muse Bulaale Waxa Uu Kamid yahay Dhalinyarada Fooladka ama Labeenta Ee Kaso Jeeda Gobolka Saaxil, Ahmed Inta Aan Ka Aqaano Anigu Ka Abdiraxmaan Daldhis Ahaan Waa Nin La oran karro wuxuu U Qalmaa Jagadaas Uu Tartamayo. Hadii aan Taarikhdiisa Kawaramo AMA in Ka Taataabtoo Waxa Uu Kamid Ahaa Dhalinyaradii U Horeysay Ee Ka Baxday Dugsigii Sare Dugsiga Sare Ee Bursade Secondary School, Isagoo Ahaa Dufacadii Labaad. Sidoo kale Waxaa Degree Diyaariyay Fuculty of Marine Survey Isagoo Ka Qaatay Shahadadas Jaamacad Lyold Ee Dalka England. 



 Waxa Uu Shahadada Labaad ee Loo Yaqaano Master Ka Qaatay Jamacada Lyold Ee Kutaal Dalka England, Isagoo Ka Qaatay Shaahadada Marine Survey. Kadib Ahmed Waxa Uu Noqday Maareyahihi Shirkada Isgaarsiinta Telecom Berbera, Isaga Oo Xilkaasi Hayay Muddo 4 Sano 2006-2010 . 2010 Waxa uu HayadaWFB U Noqday Superintendent Berbera To Bosaaso. Waxa uu Agaasime Ka Noqday Ururka Weyn Ee Ka Aasasan Somailland Ee Soyca. Wixii kadanbeeyay Sandkii 2016 Waxa Uu Noqday Manegerka Shirkada Tanzil . 


 Waxa uu Aasasay Shirkada Dhinaca Adeegyada Bulshada Ah Oo lagu Magaacaabo AAR Logistics and Transportation Service. Axmed Carab Muuse Bulaale Hadda Waxa Uu Kamid Yahay Mushariixinta U Rucleynaya In Qabtaan Jagada Xildhibaanimo Ee Golaha Deeganka Deg Berbera . Ugu dambayntii Waxaan Kusoo Afmeerayaa Maqaalkan In Bulshada Reer Berbera Doorkan Doortaan Xildhibaan Aan Ka Danaysan ,Oo Noqon "Calool Aynu Calool Ku Badelno Ee Aynu Ka Dhigno Calool Aynu Caqli Ku Badelno" Waxa Qoray . 


 Abdiraxmaan Maxamed Daldhis
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO