Sunday January 24th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Jimciyatul Axbaab Oo Bulshada Ku Baraarujisay Wakhtiga ay Ku Beegan Tahay Xuska Siyaaradda Sheekh Yuusuf Al-Kowneyn (Aw Barkhadle)

0
Friday January 01, 2021 - 18:44:23 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 222
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jimciyatul Axbaab Oo Bulshada Ku Baraarujisay Wakhtiga ay Ku Beegan Tahay Xuska Siyaaradda Sheekh Yuusuf Al-Kowneyn (Aw Barkhadle)

    Jimciyatul Axbaab Oo Bulshada Ku Baraarujisay Wakhtiga ay Ku Beegan Tahay Xuska Siyaaradda Sheekh Yuusuf Al-Kowneyn (Aw Barkhadle)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jimciyatul Axbaab Oo Bulshada Ku Baraarujisay Wakhtiga ay Ku Beegan Tahay Xuska Siyaaradda Sheekh Yuusuf Al-Kowneyn (Aw Barkhadle)

Jimciyada Waxbarashada Diinta iyo Qabanqaabbinta Xafladaha & Xusaska Diiniga ah ee (Jimciyatul Axbaab) ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey wakhtiga ay ku began tahay Xuska MunaasibadaSiyaarada Sheekh Yuusuf Al-Kowneyn, Aw-barkhadle oo ku began 17 bisha Jamaadul Awal1442 oo waafaqsan habeenka curashada sannadka miilaadiga ahee 1 january 2021 .

War-saxaafadeed kasoo baxay xarunta guud ee Jimciyatul Axbaab ee Hargeysa oo uu ku saxeexan yahay Gudoomiyaha Jimciyatul Axbaab Sayid Muxamed Sayid Cabdilaahi ayaa waxa uu u dhignaa sidan:-

WAR-SAXAAFADEED

Jimciyada Waxbarashada Diinta iyo Qabanqaabbinta Xafladaha iyo Xusaska Diiniga ah ee (Jimciyatul Axbaab), oo ah jimciyad khayriya oo xarunteeda guud tahay caasimada Somaliland ee Hargeysa. Waxa ayBulshada reer Somaliland iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, ogaysiinaysaa isla-markaasina ku boorinay-saa in ay u diyaar-garoobaan xuska munaasibadaSiyaarada Sheekh Yuusuf Al-Kowneyn, Aw-barkhadle oo ku began habeenka Jimcaha ee 17 bisha Jamaadul Awal1442 oo waafaqsan habeenka curashada sannadka miilaadiga ahee 1 january 2021 .

Siyaarada Sheekha ayaa waxaa lagu qaban-doonaa sidii awal-ba caadada ahayd Qudbiga Sheekha ee deegaanka Aw-Barkhadle oo 30-km dhinaca bari ka xiga caasimada Hargeysa, kaasi oo sanad walba si joogta ah loogu qabto xuskani sheekha oo loo yaqaano Jimce Barkhadle

Hadaba Jimciyatul Axbaab waxa ay kugu baraarujinaysaa isla markaana kugu boorinaysaa inaad kasoo qayb-gashid xuska Siyaarada Sheekh Yuusuf Al-Kowneyn (Aw-Barkhadle) oo ahaa macalinkii diinta ina soo-gaadhsiiyey.

 

 

Alla Mahadleh

Sayid Maxamed Sayid Cabdilaahi X.Cilmi Nuur

Gudoomiyaha Jimciyatul Axbaab


Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO