Baaq Madaxweyne Muuse Bixii Qore Mukhtar Cilmi
Maqaalkaygan caawa waa baaq aan u dirayo madaxweyne muuse biixi cabdi oorunti faraya madaxweyneha in u bilaabo furashada xisbiyo cusub oo xiligeedii la gaadhay 2021, doorashadana laga dhigo sidii sharciga ahayd 2022 ta golayasha barlamaanka iyo deegaaanka.
Talaabadaasu waxay siinaysa gudiga doorashooyinka wakhti ku filan qabshada diiwaangali ta December 2020 ila june 2021, kadibna la bilaabo furashada ururada siyaasiydeed july 2021 ila tartanka kala shaandhin tooda dhamaatka december 2021 kadibnalixda soo baxa galaan doorashada kuna haboon march 2022 ..
Furashada ururo cusub waa talaabo loo bahna muddo dheer, waayo maanta xisbiyadda jira waddani iyo ucid khilaaf mooyaane wax ay u soo kordhiyeen majirto saaxadda siyaasiyeeded muddoyinkii danbe oo waxay gaben shaqadii xisbinimo , sidaa darteed waxaan soo dhawenaya go'aankii madaxweynaha furashadda xisbiyo cosob ku soo biiri doona saaxadda somaliland mar u kahadlay munaasibad.
waxaanay u furaysa talaabadane siyaasiyiin han leh oo runtii somaliland ka faa'idaysan karto Waxaana ka mid ah :
Pro. Axmed ismaaciil samatar
Dr . maxamed cabdi gaboose
Siyaasi xirsi xassan xaji cali
Siyaasi salebaan xaglatuusiye
Siyaasi cali warancade
Qore mukhtar cilmi
Baaq Madaxweyne Muuse Bixii Qore Mukhtar Cilmi
Baaq Madaxweyne Muuse Bixii Qore Mukhtar Cilmi