Sunday January 24th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Taliye Maxamed Cismaan Caalin (Dayiib ) Summada guusha iyo horumarka Ciidanka Socdaalka Somalialand

0
Wednesday January 06, 2021 - 19:38:40 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 390
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliye Maxamed Cismaan Caalin (Dayiib ) Summada guusha iyo horumarka Ciidanka Socdaalka Somalialand

    Taliye Maxamed Cismaan Caalin (Dayiib ) Summada guusha iyo horumarka Ciidanka Socdaalka Somalialand

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliye Maxamed Cismaan Caalin (Dayiib ) Summada guusha iyo horumarka Ciidanka Socdaalka Somalialand Asc dhamaan ummada reer somaliland ee ku kala nool waxaan u mahad celinayaa bahda burco online sida ay ummada somaliyeed ugu gudbiyaa xogta iyo aragtiyaha qurxoon.


Hogaamiyaha dhabta ahi waa qof ay ka go’an tahay inuu si daacadnimo ah guul u gaadhsiiyo ummadda uu arkay inay baahi wayn u qabto in dhexda loo xidho sidoo loo dhaqaajin ahaa baahideeda loona gaadhsiin lahaa badhaadhe loo wadda riyaaqo loona waddo mabsuudo.


Hogaamiyayaash dhabta ahi waxay abuuran isbadal weyn oo wadda saameeya bulshadda.

Taliyaha Ciidnka socdaalka Somaliland Immigration-
Sareeyo Guuto. Maxamed Cismaan Caalin (DAYIB) Hogaamiye dhab ah intii u joogay ciidanka socdaalka waxa u gaadhsiyay horumar la taban karo waana markii koobad ee taarikhda somaliand gaar ahaan ciidanka socdaalka loo tababaro hablo ilaahay ka sakow waxaa surto galiyay Sareeyo Guuto. Maxamed Cismaan Caalin (DAYIB) oo aanay laantiis iyo dadaalkiisa surto gasheen.

Hogaamiyaha Wanaagsani waxaa uu ka mid yahay nimcooyinka
Ilaahay ku manayso ummadihiisa kala duwan ee ku nool daafaha dunida. Umadda inta ay leedahay hogaamiye wanaagsan ayey bulshadeedu ka horumartaa kana barwaaqo iyo badhaadhe badataa bulshadda dalalka kale ee Caalamka. ciidanka somaliland in loo diyaariyo hogaamiyaayaal leh aqoon hogamineed waxay u baahantaha ina la xusho dadka dadka aqoonto hogaamineed leh ee bulshada iyo xukuumaddu ka midaysan yihiin hogaamintiisa taas oo surto galinaysa in lagu soo saari karo hogaamiye wanaagsan oo qaada masuuliyadda hogaaminta dalka.

"Hogaaminta wanaagsan maaha hadallo qurxoon oo la sheego iyo in lagu jecel yahay, hogaaminta waxaa lagu qeexaa ama lagu gartaa natiijada uu qofka la yimaado ee maaha waxa qofka laga sheego un "

Hadaba shaqada qaranka loo qabanyo nin walibana waxaa uu qabtay Taariikhda ayaa qori nin kaga taga waxqabad hufan iyo nin kaleba

Hadal iyo dhamaantii: "Ninkii Timirta beeriyo, kii Tiin Tallaalayba, Taariikhdu way qori

Hambalyo Dufacadii koobaad ee Hablaha Ciidanka Socdaalka Somaliland Immigration


Maxamed Cabdilaahi Xuseen(Baradho)

Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO