Sunday January 24th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Isbadalada Dunida 2021 ilaa 2029 W/Q Mohamed Aden Hassan.

0
Saturday January 09, 2021 - 17:30:20 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 365
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isbadalada Dunida 2021 ilaa 2029 W/Q Mohamed Aden Hassan.

    Isbadalada Dunida 2021 ilaa 2029 W/Q Mohamed Aden Hassan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isbadalada Dunida 2021 ilaa 2029 W/Q Mohamed Aden Hassan.
Maanta waxa aynu saadalilayna isbadalada dunida inaga oo ku sar goonayna xaaladaha hadda taagan iyo waaqicyo hadda jira iyo wax walba oo imin kara.
2021 ilaa 2029 dunida waxay galaysaa isbadalo siyaasaded oo waawayn dhinac dhaqaale
iyo dhinac saamayn ah xaga awoodaha dalal ayaa hoos mari doona kalinta ay dunida ka joogayn halka kuwa kale sare usoo kici doonan xaga saamaynta iyo maqaamka halka kuwa
kale ay sidoodi ahaan doonan. Hadaba Hadii geeska Africa aynu ka bilaabno waa sidan xaalku:


1. Somaliland: Dalka Somaliland waxa u ciyaari doona samayn dhinaca diplomaciyada ah o dunida oo dhan ayaa kusoo qul quli doona o waxa u gudbi
doona qaybta labaad o ah GET RECOGNISED o macnahedu yahay bal dalal
aqoonsi la samayso o safarada casimda hargeisa hala furo fara badan waa ka hor in
aynan samayn joint UN o cod aqliyad golaha amaanka iyo general assembly gaba cod lay noga qaadin waxa abuurmi doona dhaqaale badan waxana la heli doona

shaqoyin badan sido kale Somaliland waxa ay u ruqaan san doona dhinaca aqoonsiga iyo xidhiidho fara badan o dhinaca dawladda ah.

2. Somalia: Dalka Somalia magalada casimadah ah amaan ayay noqon doonta guud ahaan o dhana Somalia dal amaan ah ayay noqon doonta dadka somaliyana in ay
dalkooda dib u dhistaan ayay u jaheesan doonan amni iyo nabad ayay heli doonan balse waxa jiri doona khilaafid dhinaca maamul gobeledyada ah o puntland iyo jubland waxa suurta gala in ay yeeshan wasarad arimo dabadeed.

3. Djibouti iyo Eritrea: jibouti iyo eritirea waxa isbadali doona nidaamyada ka jira dalalkaas waxayna u jiheen san doonan dooroshoyin , dhinaca eritirea waaxa soo noqon doona awooda ay muslimintu dalkaas ku leyihiin wayna muuqan doonan
insha allah.

4. Ethiopia: Dawladda Ethiopia way kala fur furan doonta qawmiyad qawmiyad deganda tigrayga Benishangul-Gumuz Amharada oromada iyo shucubta
koonfured ayaa mid walba yeelan doona wasaarad arrimo dabadeed iyo wasiir
arrimo dabadeed.

Dhinaca Africa da kale:

Africa guud ahaan sideeda ayay ahaan doonta waxa jiri doona dawlado aan badnayn o isbadalo ka dhici doonan o lagu la dagalamyo musuq maasuqa sida
Kenya Uganda iyo dalwado ka mida galbeedka Africa iyo koonfurta Africa xadadku sidooda ayay ahaan doonan o ma jiri doonan fududayn dhinaca ganacsiga
ah iyo isu socod la dareemi karo o dhinaca dadka ah al micnow visa free ama on
arrival visa Balse marba madaxda africanka ah way kawadi hadli doonan
hawshaas
.
Sido kale waxa jiri doona dawlado horumar waara gaadha oo dunida samayn ku yeelan doona sida RWANDA o kale taas o hormuud noqon doonta dhinaca
technologiyada iyo dhinaca samayntaba.

Qaybaha Danbe la soco insha allah e isbadalada Dunida

Mahadsanidiin Dhamantiin

TWITTER: H.E Mohamed Aden Hassan Email: moadam203@gmail.com
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO