Sunday January 24th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Qaar Ka Mid Ah Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Dalka Norwey Oo Baaqay U Diray Bulshada Somaliland

0
Tuesday January 12, 2021 - 17:45:38 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 471
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaar Ka Mid Ah Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Dalka Norwey Oo Baaqay U Diray Bulshada Somaliland

    Qaar Ka Mid Ah Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Dalka Norwey Oo Baaqay U Diray Bulshada Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaar Ka Mid Ah Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Dalka Norwey Oo Baaqay U Diray Bulshada Somaliland -Xoghayaha dhaqaalaha Jaaliyadda reer Somaliland ee dalka Norway iyo xubno kale ayaa gudiga Doorashooyinka qaranka ee Somaliland ku hambalyeeyey hirgelinta diwaangelinta Kaadhka Codbinta doorashooyinka wakiillada iyo deegaanka. Xoghayaha dhaqaalaha Jaaliyadda reer Somaliland ee ku nool dalka Norway Shucayb Yaasiin Maxamed iyo Mujaahid C/laahi Saleebaan Bidde, ayaa bulshada Somaliland u soo jeediyey in ay is diwaangeliyaan oo qaataan Kaadhka Codbixinta doorashooyinka, iyaga oo tilmaamay muhiimadda uu ay doorashooyinku u leeyihiin Somaliland. Waxayna labadan masuul si gaar ag baaq ugu direen bulshada Somaliland ee ku dhaqan gobollada Bari ee dalka, iyaga oo sheegay in qaadashada Kaadhka Codayntu ay meesha ka saarayso tabashooyinkii golayaasha qaranka isla markaana loo baahan yahay in bulshadu dhexda u xidhato sidii ay u qaadan lahaayeen Kaadhka Codaynta.
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO