Sunday January 24th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Halkan Ka Daawo: Mid Ka Mid Ah Beelaha Daga Gobolka Gabilay Ayaa Shaaciyay Musharixiinta U Matalaaya Doorashada Golaha Wakiilada Gobolka M/Jeex

0
Tuesday January 12, 2021 - 18:46:23 in Wararka by Mo BK
  • Visits: 411
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkan Ka Daawo: Mid Ka Mid Ah Beelaha Daga Gobolka Gabilay Ayaa Shaaciyay Musharixiinta U Matalaaya Doorashada Golaha Wakiilada Gobolka M/Jeex

    Halkan Ka Daawo: Mid Ka Mid Ah Beelaha Daga Gobolka Gabilay Ayaa Shaaciyay Musharixiinta U Matalaaya Doorashada Golaha Wakiilada Gobolka M/Jeex

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan Ka Daawo: Mid Ka Mid Ah Beelaha Daga Gobolka Gabilay Ayaa Shaaciyay Musharixiinta U Matalaaya Doorashada Golaha Wakiilada Gobolka M/Jeex

Madax-dhaqameedka, Cuqaasha, Waxgaradka iyo xubno oo kamid ah beesha reer xaad cali Yoonis Jibriil Oo Kamid ah beelaha dega gobolka gabiley ayaa shir jaraa,id oo ay magaalada gabiley ku qabteen ku shaaciyay musharaxa ay usoo xuleen in uu ku matalo doorashada golaha wakiilada Somaliland.

 

 

ugu horay waxaa madasha ka hadlay gudi hore loogu saaray kala saarista musharixiinta oo ka koobnay 15xubnoo ayaa faah faahin ka bixiyay qaabka ay kula kala saareen musharixiinta damacu kaga jiray musharixiinta golaha wakiilada iyo sida ay kusoo dooreen musharax eng cabdikariim maxamed muxumed oo isagu ah musharaxa beeshu shaacisay.

Sidoo kale waxaa goobtan ka hadlay qaarkamid ah musharixiintii la tanaasuliyay.

Dhanka kale madaxdhaqmeedka beesha ayaa sheegay in ay aqbaleen musharaxa ay gudida soo xushay.


Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO