Monday March 01st, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Dabinka Khiyaamo Ee Dawladda Djibouti Ka Wado, Gobolka Salal iyo Jubada hoose..Prof.Mohamed Ahmed Farah Mataan(Jaafaa)

0
Monday February 01, 2021 - 18:53:34 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 794
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dabinka Khiyaamo Ee Dawladda Djibouti Ka Wado, Gobolka Salal iyo Jubada hoose..Prof.Mohamed Ahmed Farah Mataan(Jaafaa)

    Dabinka Khiyaamo Ee Dawladda Djibouti Ka Wado, Gobolka Salal iyo Jubada hoose..Prof.Mohamed Ahmed Farah Mataan(Jaafaa)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dabinka Khiyaamo Ee Dawladda Djibouti Ka Wado, Gobolka Salal iyo Jubada hoose..Prof.Mohamed Ahmed Farah Mataan(Jaafaa)
Ka dib, Siyaasada, markii xukuumaddii Daahir Riyaale Kaahin ay magacowday Gobalka Salal, waxa isbedel xoog leh laga dareemay Dawladda Djibouti, isbedel jawigeeda, laga dareemayey, cariga Soomaaliyeed, ee ah Salal iyo Jubaland ama arimaha siyaasadeed ee ku gadaaman, siyaasadda SOOMAALIYA.

Siyaasada Djibouti ee ay daneynayso Dhulka Somaliland gaar ahaan gobolka Salal aadna usoo dhoweysay magacaabista gabolkaa Salal..waxaa markhaati ka ah, Jubadda hoose soo dhooweynteeda iyo Kenya.

 

Waxay aheyd markii 2014, Dawladda Djibouti ku dhawaaqday in ay Wasiirka Debu dejinta Somaliland ay heshiis la saxeexdeen in Qaxootiga Cali Cadeeye loo soo rari doono Saylac iyo Lughaya, maantana biyo gelin xuduuda laga wado, waxaa dhici kara in ololaha siyaasadeed ee Djibouti wado uu dagaal aag kale furmo, dibna inoogu soo celiya dagaalo hor lehoo aan la mahadin.
Shacabka reer Somaliland oo aan asal ahaanba ahayn dad dhib iyo dagaal jecleyn, isla markaana aan dareensaneyn gacmaha shisheeye oo dhulkooda qasaya, isla markaana,dareemayaan mid ay awoodoodii midnimo wiiqantay ayna sabab u tahay goboladdaa badan ee Daahir Riyaale magacaabay.


Waxana muhiim ah in xukuumadda iyo shacabka reer Somaliland ah iyo Somaliya meel ay joogaanba, laga feejignaadaa hagar daamada iyo siyaasadaha guracan ee lala damacsan yahay dalalkooda, waxanse aad u baraarujinayaa shacabweynaha Somaliland iney is fahmaan oo ka gudbaan xintanka iyo isu dhiiranaanta dhexdooda oo balse aaney dhayalsan arrimahan ka soo cusboonaaday gobolka Jubadda hoose- iyo Djibouti.

.

PROF. MOHAMED AHMED FARAH MATAAN (JAAFAA)
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO