Dhambaal Hambalyo Aroos.
- Visits: 441
-




(Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
- 0 0
-
Share
Dhambaal Hambalyo Aroos. Waxaan Dhambaal Hambalyo Aroos U Diraynaa Lamaanaha Isdoortay ee Nolosha Aduunka ku Midoobay waa Mudane Eng Cabdi Fataah Mohamed Mohamuud Iyo Marwadiisa Najax Diiriye Muuse oo 12-1-2021 Arooskoodu ka dhacay Magaalada burco.
Ehelada iyo Asxaabta Kala ah.
Xildh.Hamse Baashe
Saxafi Cabdirisaaq Faarax C/laahi.(Nagruuma)
Saxafi Cabdiraxman Roble C/laahi(Tiriike)
Mud.Farxaan Maxamed ibraahin
Mud.Cabdilaahi yuusuf xuseen
Mud.Abwaan Maxamed Shilka
Waxaan leenahay Guurkiina Guur khayr, Gurigiina Guri Nagi Guuloow ka yeel, Wiil Iyo Caano Gabadh Iyo Farxad Allaah ha Idin kala siiyo,Aroos Wanaagsan Iyo Nolol Farxad leh ku waaro Inshaa Allaah.
Wa Bilaahi.Tawfiiq
Dhambaal Hambalyo Aroos.
Dhambaal Hambalyo Aroos.