Fadhatoon iyo khaliif
Tartanka ugu adag loolanka baarlamaanka
Waxa uu kadhex bilaabmay. Labadan. Murashax.
Cabdirisaq khaliif. Iyo
Yaasiin maxamud
Fadhatoon
Hadaba waamaxay sababtu ?
Labadan murashax labaduba waxay kasoo jeedaan. Gobolka sool
Waliba. Isku beel. Waliba. Isku jilib hoose
Labadaduba waxay kasoo jeedaan beesha jaamac siyaad. Gaar ahaan reer. Warsame
Labadan murashax. Kiisoo baxaa. Waxaa loobadinayaa inuu noqondoono
Gudoomiyaha Baarlamaanka somaliland .
5 ta sanadod eesoo socda . ...
Hadaba murashaxa weerarka xaga hore ka ciyaaraya. Xisbiga wadani. Mr..khaliif
Wuxuu iclaamiyay mudo sadex sanadod kudhow. Inuu yahay. Murashax baarlamaanka ah
Waxase. Dhawaan. Isna la iclaamiyay. Inuu isna weerar. Xaga hore Xisbiga kulmiye. Uga
Ciyaari doono una sharaxan yahay. Baarlamaanka
Mr. Fadhatoon.
Oo iminka ah. Wasiirka arimaha debeda. Somaliland. Dhawaana ku dhawaaqi doona. Is casilaada. Xilka wasiirnimo. Ee iminka uuhayo. .
Kadib. Markii xukuumada. Uu gadh wadeenka kayahay. Muuse. Biixi.
Ay. U aragtay. Hadii.
Mr. Khaliif. Kusoo baxo. Doorashada. Inuu. Si howl yar na. Ugu ruqaan sanayo. Gudoomiyaha baarlamaanka cusub.
Khatarna uuku yahay. Xukuumadiisa .
Taas. Awgeed. Ay. Xukuumadu. Soo. Istaadho. Mr. Fadhadoon.
. Iminka. Iyo. Haatan. Kubadu. Waxay dhex taalaa. Waa.
Beesha. Dhulbahante
Siday. Ukala. Reebi .lahaayeen. labadan. Murashax. Ee miisaanka. Culus. Kuleh. Labada. Xisbi. Ee. Kulmiye. Iyo. Wadani.
Waxaynu. Eegi. Doonaa. Maalmaaha. Soosocda.
Lacagta. Iyo. Damiirka. Marba. Kii shaqeeya.
Walahu waliyu. Towfiq
By. Ahmed labobaale
Fadhatoon iyo khaliif
Fadhatoon iyo khaliif