Beelaha Dega Deegamada Qorilugud Iyo Wadaamo-goo Aayaa Soo Xulay Musharaxiinta Ku Matalai Doonta Doorashooyinka Golayaasha Deeganka Iyo Wakiilada JSL
Musharaxiinta beelaha dega deegaanada Wadaamagoo iyo Qorilugud ee uga qayb galaya doorshooyinka Golaha Wakiilada Iyo Deegaanka ee Gobolka Sool iyo degmada Caynaba ayaa si rasmiya maanta ay iskugu raaceen inay doortaan kana sharaxaan xisbiga kulmiye sedexda musharax ee kala ah,
-Axmed Ali Ubaxle/Golaha Wakiilada Gobolka Sool.
-Dr Nuur cabdi Maxamed/Golaha Deegaanka Degmada Caynaba.
-Cabdilaahi Colaad Yuusuf golaha deegaanka Degmada Caynaba.
Musharixiintan Lasoo Xulay Ayaa Ah Kuwo Ay Ka Fiirsadeen Odayada Beelahaasi Isla Markaana Buuxin Kara Kaalinta Iyo Hankooda Siyaasadeed Ee Doorashooyinka Golayaasha Iyo Deegaanka Jamhuuriyada Soomaliland . Waxaana Lagu Majeerta Aqoonta Xilalkan Loo Xulay