Badhasaabkii Gobalka Daadmadheedh Oo Iscasilay Iyo Sababta Ka Danbaysa
Badhasaabkii gobolka Daad madheedh Nuur Cismaan Guuleed ayaa shaaca ka qaaday in uu iska casilay xilkii gobolkaaasi.
Nuur Cismaan Guuleed ayaa sidan ka sheegay xaflad ka dhacday Magaaladda Oodweyne oo uu ku si ku meel gaadh ah xilka ugu wareejiyay ku xigeenkiisii.
Nuur ayaa sheegay in is casilaadiisu ay ka dambaysay ka dib markii uu go’aansaday in uu isu soo taago ka qayb galka doorashada golaha Wakiiladda somaliland.
Badhasaabkii Gobalka Daadmadheedh Oo Iscasilay Iyo Sababta Ka Danbaysa
Badhasaabkii Gobalka Daadmadheedh Oo Iscasilay Iyo Sababta Ka Danbaysa