Monday March 01st, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

"Waa In Shuruudan Lagu Xidho Dadka Somaliland U Dhashay Xilalka Ka Qabanaya Somalia" Xildhibaan Xuseen Carab Ciise

0
Tuesday February 23, 2021 - 09:06:45 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 932
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waa In Shuruudan Lagu Xidho Dadka Somaliland U Dhashay Xilalka Ka Qabanaya Somalia" Xildhibaan Xuseen Carab Ciise

    "Waa In Shuruudan Lagu Xidho Dadka Somaliland U Dhashay Xilalka Ka Qabanaya Somalia" Xildhibaan Xuseen Carab Ciise

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waa In Shuruudan Lagu Xidho Dadka Somaliland U Dhashay Xilalka Ka Qabanaya Somalia" Xildhibaan Xuseen Carab Ciise Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo ka mida Xildhibanada Barlamaanka Soomaliya kana soo jeeda Somaliland ayaa ku Baaqay in shuruud lagu xidho siyaasiyiinta mansabka ka doonaya Soomaliya ee ka soo jeeda Somaliland waxaana yidhi:- “Dhamaan walaalahayga Somaliyeed, waxaan idinla wadaagaya arin aan waligayba aminsana lakin dhawr mar oo aan is idhi soo bandhig la iga horyimid. Wa arinta siyasiyiinta shaqadoonka ah ee Somaliland ka yimaada ayaga oo shaqadu kala muhimsantahay qadiyada midnima. Malintay shaqadu ka dhamaatana dib ugu noqda iyagoo cafis waydisanaya Somaliland. Kaba soo qaad hadan anigu fasax ama arin kale is idha u tag Sonaliland sadex shardi baa I qabanaya: 1- inaan cafis wadisto Somaliland. 2- Hadaan xil hayo inaan is casilo. 3- inaan cadeeyo inaan ka noqday fikirkii midnimada. Hadaba waxaan soo jedinaya Inay dadka xilalka kala duwan ka soo qabtay Somaliland una soo dhaartay Somaliland iyo Dastuurkeda ha noqoto : 1- fulin 2- garsoor 3- Barlamaan 4- Ciidamada QS Somaliland 5- Xisbiyo 6- Gudiyo madaxbanaan ( Commission nada kala duwan) Iyo waxii la mudane. Waa inay sadexdaa shardi qabtaan intaanay xil ka qabaan Somaalia, waa in Dalkana Somalia ku nolaadaan si toos ah 3 ilaa 5 sanadood si ay u kala bartaan dadka ay doonayaan inay mansab u qabtaan. Waxaan qabaa inaan qofku si daacad ah ugu adeegikarin umaad aanu wali dhexdagin Lana nolaan mudo dheer. Su’aasha u baahan la is waydiyaa waa, sidebuu qof system donaya inuu naga go’o usoo dhaartay kitaabna gacanta u galiyey manta noo odhan kara midnimo ayaan aminsanahay Asagoon shacabka Somaliyeed hortooda ka cadayn sida anigaba I qabta hadaan is idha Somaliland tag. Ugu danbayn arintani ma khusayso Shacabka degan Somaliland ee aan mansab siyaasadeed soo qaban, iyagu ku waaasi waxay la xuquuq yahiin Shacabka Somaaliyeed meelkasta jogaan”.
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO