Monday March 01st, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Shahaado Jaamacaddeed Waa La Iska Samaysan Karaa, Markaa Waxaanu Ku Xidhaynaa Si Aanu U Hubino Sooyaalkiisii Waxbarasho, Shahaadadii Dugsiga Sare Iyo Ta Jaamacadda Inuu Qofka Murrashax Ahi Noo Wada Keeno…" Guddoomiyaha Tacliinta sare

0
Tuesday February 23, 2021 - 09:08:22 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 436
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shahaado Jaamacaddeed Waa La Iska Samaysan Karaa, Markaa Waxaanu Ku Xidhaynaa Si Aanu U Hubino Sooyaalkiisii Waxbarasho, Shahaadadii Dugsiga Sare Iyo Ta Jaamacadda Inuu Qofka Murrashax Ahi Noo Wada Keeno…" Guddoomiyaha Tacliinta sare

    Shahaado Jaamacaddeed Waa La Iska Samaysan Karaa, Markaa Waxaanu Ku Xidhaynaa Si Aanu U Hubino Sooyaalkiisii Waxbarasho, Shahaadadii Dugsiga Sare Iyo Ta Jaamacadda Inuu Qofka Murrashax Ahi Noo Wada Keeno…" Guddoomiyaha Tacliinta sare

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shahaado Jaamacaddeed Waa La Iska Samaysan Karaa, Markaa Waxaanu Ku Xidhaynaa Si Aanu U Hubino Sooyaalkiisii Waxbarasho, Shahaadadii Dugsiga Sare Iyo Ta Jaamacadda Inuu Qofka Murrashax Ahi Noo Wada Keeno…" Guddoomiyaha Tacliinta sare Guddoomiyaha Komishanka Tacliinta sare ee Somaliland Saleebaan Dirir Cabdi, ayaa sheegay in ay maalinta berri oo salaaso ah, kuna beegan 23 Feb, ay bilaabayaa qabashada shahaadooyinka laga doonayo murrashaxiinta Goleyaasha Deegaanka ee darajadoodu tahay A, oo ah Shahaado heerka koowaad ee Jaamacadda ah. Guddoomiye Saleebaan Dirir, waxa uu xusay in ay shaqada hubinta iyo qabashada shahaadooyinka xeerka doorashooyinka 91/2020 ku waajibiyey murrashaxiinta Goleyaasha Deegaanka ee 7 Degmo ee A ah, ay iyagu Komishan ahaan loo geyn doono shahaadooyinka iyo soyaalka waxbarasho ee Murrashaxiintaasi. Guddoomiyaha Tacliinta sare, waxa uu ku war geliyey Murrashaxiinta goleyaasha Deegaanka ee Degmooyinka A ah, in shahaadada Jaamacadda ee heerka koowaad iyo weliba Shahaadadii Dugsiga sare ay soo qaataan, isla markaana yimaadaan Xafiiskooda Hargeysa oo u dhow Xarunta Akadamiyadda ee Magaalada Hargeysa. Guddoomiye Saleebaan Dirir, waxa uu sheegay in ay aad u hubinayaan Shahaadooyinka, isaga oo xusay in wakhtigan si fudud loo samaysan karo shahaado Jaamacaddeed, si ay taasi uga gaashaantaana ay Shahaadada Dugsiga sare iyo sooyaalkii waxbarasho ee qofka murrashaxa ah la hubin doono.
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
DAAWO: Beesha Sanbuur Bari Oo Waayelkeda Waxgaradkeda Iyo Guurtidu Si Adag Uga Hadlaya Nin Beeshaas Kasoo Jeeday Oo Ceelafweyn Lagu Dillay Iyaga oo Sheegay Inay U Fadhiyan In La Keeno Gacan Ku Dhiig Lihii
Barnaamijka Qaasin Macruuf Iyo Qisooyinka Heesaha
WAREYSIYO