Tuesday April 20th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

"Maxaa Hor Taagan Burco Horumarkeeda" Qalinkii Cilmi Jamaal

0
Wednesday March 17, 2021 - 09:22:04 in Maqaallo by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 532
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Maxaa Hor Taagan Burco Horumarkeeda" Qalinkii Cilmi Jamaal

    "Maxaa Hor Taagan Burco Horumarkeeda" Qalinkii Cilmi Jamaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Maxaa Hor Taagan Burco Horumarkeeda" Qalinkii Cilmi Jamaal
Bismilaahi Raxmaanu Raxiim
"Waxaan Doonaya In Aan Halkan Iidinku Soo Gudbiyo Xooga Waano Iyo Waayo Aragnimo Ah kaga Hadlo Horta Marka Hore Waxaan Ku Dhashay Oo Ku Barbaaray Magaalada Burco macalina waan ka noqday magaalada aan ku barbaarnay dhaqankeedu wuxuu ahaa dhaqan wanaagsan
Odayasha Iyo Ragii Waawayna Ee aan Ku Soo Gaadhnay Magaalada Waxay Ahaayen Kuwo Dhaqan Wanaagsan OO Suuban Oo Diin Ku Sallaysan oo ahaa ka diinta islaamka ah
waxaa laga yaaba Ragaas in aanay ka soo bixin jaamacadtu ashar iyo jaamactu madiina
Tarbiyadu Waa Aas Aaska Nolosha Qofku Haduu Wanaagsan Yahay Oo Seeskii Ama Bayska Uu Ka Dhisan Yahay Waa Qof Bulshada Wax Ka Bedeli Kara
Dadku Sida Ay Isugu Dhex Jiraan ee loo Wada Nool Bari Iyo Galbeedba Waxay Ahaayen Ku Xishood Badan Oo Dhaqan Suuban Waxaas oo Iskuulo Aragtay ee Caruurtu Wax Ku Baran Jirtay Waxay Ahayen Kuwo Waxbarta Habluhuna Dhaqan Suuban Ayey lAhaayen Ilmaha Caruurta Maqrib Markay Gaadho Guriga Ayuu Ku Xaroon Jiray Habluhu Sidoo Kale Suuqa Maqribka Lagu Arki Jirin
Qorshaha Ama Ubadka Wanaagsan Rag Ayaa Tarbiyadeeyey Oo Si Dhigay Dadka Sharaftooda iyo Sumcadooda la Ilaaliyey 
waxaan uga jeeda ama uga wada diintu maaha in aad tidhaahdo jaamacad ayaan ka soo baxay Laakinse Waxa Weeyan Qofku Waan In Uu Ku Dhaqma Diinta Hadii UU Qofku Yidhaahdo Diinban Aqaan Oo Aanu Ku Dhaqmay Waa Dhibaato
Imika Magaalada Burco Waxa Jirta Koox Markii Dunidii Wax Walba Laga Soo Dhameeyey Furuqba Lala Soo Galay Imtixaanba La la soo galay waxaad arkaysa qof diin sita oo sunihi sita oo aan ku dhaqmayn oo isagii wuxuu doona samaynaya oo ayaad ku adeegsanaya
waar caqliga saliimkii waa kuma waa qof Garanaya Waxa Khaldan Marka Waxa Wanaagsan In Aan Ruta Isu Sheegno oo wax badan is waydiino aniga oo cidna durayn waar maanta wax khaldan waa maxay iyada oo la leeyahay jaamacada laga wada baxay oo xijaab ayaa la sitaa qofkastana wuu arkaya hablaha yar yar ee xijaabka sita ee tobanka habeenimo suuq maraya


maxaa khaldan jaamacado ayaa laga soo baxay waxbarashadu ka badan waxbarashadii hore inta jamacad ka baxday waa yarayd inta dugsi sare ka baxday waa yarayd hadana tayo ayey lahayd maanta waxaad arkaysa inan ku odhanaya jaamacad ayaa ka baxay hadana aan waxba qori karayn ama dugsi sare ayaan ka baxay hadaynu eegno dhaqan ayey leenahay dhaqan wanagsan ayuu ahaa dhaqan asluub leh ayuu ahaa

intii Aynan Magaalada Soo Gelin Dakeenu miyi ayuu degana miyigaa ciyaar iyo dhaqan ayaa la isugu iman jiray marka ay xoolaha maalan halkaas ayaa la iska heli jiray oo la iska guursan jiray dadkenana ciyaar somali ayaa lagu wada dhalay
dadka ciyaar somaliga iyo hideheena ,fanka dhaliilaya waa dad sida khaldan uu fekeraya diintana sidii khaldanayd ayuu uu adeegsanaya ama uga fekerayaa diinta marka hore qofkani waa in uu ku dhaqma diinta
xaga fanka ,sugaanta ninka diidaya dawlado dhan oo ay ka mid ahaayen rajiimkii siyaad barre ee la afganbiyey qori laguma ridin Raga Dadka Wacyi Geliyey ee dhacdooyinka uu sheegay ee waxan ka sheekeyey waxay ahaayen ragii lahaa cabdi qays iyo Hadraawi ,Gaariye wayni ognahay riwaayadihi la samaynayey ee wadciga ka waramayey iyadoo la weliba la cabdhudhinayey hadana may jirin cid is hor taagtay dadkuna way dareemen maanta waadiga arkay raga wax sameeya ee reer somaliland marba waxay ka turjumaan hadba wadciga jira
tusale abwaanada sooran iyo jawaan dadka iyaga ayaa wacyi geliya iyaga dadka wax uu sheega iyaga dadka wax dareensiya marka waxaa laga wada afsomali badan ayaa laga barta dhaqan badan ayaa laga barta xog badan ayaa laga hela
magaalada burco dhaqan wanaagsan ayey lahayd diin wanaagsan ayey lahayd kala danbayn ayey lahayd is daadihin ayey lahayd da, yar iyo da, dhexe ayey lahayd oday iyo wax garad ayey lahayd maxaa la isu waydiin waayey waxa khaldan dadku isma waydiyaan marka qof dan leeyahay ee marba meel dadka uu jeediyo ee uu dantiisa dhexmarsado
magaaladan waxay horumar la gaadhi wayday dagaal badan ayaa lagula jira ganacsigedii ayaa lagula jira horumarkedii ayaa lagula jira lama ogola in ay burco dhaqaaqdo wax badan ayaa magalada burco ka khaldan waxbadan ayey magaalada burco uu bahan tahay marka waxaa laga hadlaya wax aan saamayn ku lahayn bulshada oo waxaa la leeyahay hudheel ayaa laga ciyaaray hudheeladu Sharciga somaliland ma dhawr meelod ayuu ka soo baxa maxaa la isugu mashquulinaya hargaysaba wasaaradii awqaafta ayaa joogtee ee hudheeladu ka furan yihin muxuu kan burco kaga duwan yahay waxaan anigu leeyahay aynu xaqiiqda isu sheegno in xaqiiqda laga wado hadlo
hadii qofku diin sheeganayo oo dhaqan sheeganayo oo islaanimo sheeganayo si asluub leh ayaa qofka wax loogu sheega qofku ama bini aadamku waa khaldami kara si sharaf leh wax ugu sheeg waana sifaha wanaagsan ee bini aadamka wax loogu sheego
ninba dhaqan sheeganaya cimaamad ayuu sitaa koofiyad ayuu sitaa waa oday waa taliye waa dadka dadka kala haga laakin hadii marba aad tifi ka hadasho oo marba aad caydo reer oo waxaad doonto ku hadasho maaha sidaas arintu
anigu waxaan idhaahda sabanka aan ku jirno waa saban xun waar nimanyow gobolkan ama magaaladan burco waxaan idin sheegaya burco waa lala dagaalamaya oo lagula jira dadku ma fahansan dagaal gudo iyo debeda ayaa lagula jira dadka la adeegsanaya waa dadkii uu dhashay burco aan run isu sheegno maanta sheekadu Karaacin Ka Wayn jaamac karaacina waa nin reer burco waa nin wadaniya waa ninka inta uu debeda ka yimi inta uu xoogiisi iyo inta uu ordaayey Damcay magaaladiisi iyo dalkiisi in uu wax uu qabto oo xoolihisi uu ku maal geliyo magaalada burco
Horumar Ayaa Jaamac La Yimi Oo Dalka Intaas Oo Hudheel Ayuu Mudo Yar Ku Sameeyey
 waxaa kale oo wacyi gelin ku sameeyey ciyaarihi iyo dadka sidii la isu dhex gelin lahaa qofka caynkaasi ee dalka wax soo gelinaya ee maanta maal qabeenka ah ee umada wax ku soo kordhinaya si gaara ayaa loo qiimeeya gela hasha firigedu fiican yahay waa la qiimeya marka ninka noocan oo kale ah waa in la qiimeyo la maamuso la sharfo aduunyada ama caalamku way ilaashadan qofka noocan oo kale ah inaguna waxaynu leenahay waan ku xidhayna ruqsada ayaan ka qaadayna ayaa loogu hanjabaya marka waxaan anigu uga jeeda inta shaqaale iyo shaqo abuur ee jaamac halka geliyey ma la iswaydiyey nin aan dalka waxba soo gelinayn oo dadka canbaraynaya burcoy sheekadu bararta orgiga ka wayn hudhelka askarba ilaalisa wax dhibaato ah oo ka dhacda maanu arag hadii la ciyaaray weligeedba waa la ciyaarayey weligeedba riwaayado ayaa burco lagu dhigaayey waana la heesayey marka anigu waxan leeyahay arinku caynkan maaha laakinse waxaan leeyahay waar burco dagaal ayaa lagula jira ragba doonaya in allbabada la isugu laabo oo la xidho waxan leeyahay taa ha la ogaado
Gobolka Togdheer nasiib Daro Ayaa Haysta nin walba oo wax soo kordhiya dagaal ayaa lala gelaya waxan rag ayaa ka danbeeya oo waxay adeegsanaya kuwii reer burco
burco waxaan ku soo gaadhay maayirada kala cawl xaaji nuur iyo maayir muruqliqe waxay Ahaayen Ragii Magaalada Ka Shaqeeyey Dadkuna Waxay Ahaayen Kuwo Isku Dhex Jira oo gurya uu kala dhisanayey bari iyo galbeed sidaas ayaa jaar loo ahaa markii aan kubada ku ciyaari jirnay magalada kababa kumaan ciyaari jirin waayo magaalada burco waxay ahayd magaalo laga shaqeeyey qodax ,quraarad , Daasad mid walba magaalada waa laga dhameeyey ,oo laga nadiifiyey waxaan uga wada xoolaha riyaha ayaa la maali jira laakin basar ayaa loo sameeyey reer riyaha haysta subaxii waxaa uu raaci jirtay islaan oo ayda ayaa loo daaq gayn jiray oo fiidka ayaa la keeni jiray Dadka Iyo Xooluhuna Waa Kala Socnayeen
Beriga Hore Libaaxu Ayaa Miyiga Cawaandi Ku Ahaa Laakin Marku Magaalo Soo Galo Bisada Ayaa Ka Caawan Disan magaalada marka reer Miyigu wuxuu libaax ku yahay miyiga lakinse marka ninka reer magaalku miyi tago isaguna cadboo ayuu noqdaa laakin si kasta haduu isugu eekaysiyo reer miyi fooridiisa oo keliya ayaa la garanaya habka uu fooryayo iyo habka uu guntan yahay ayaa la garanaya socodka ninka reer miyiga ayaa la garanaya
Ka Waynan Wax Ku Bartay Waad Garanaysa Ka Magaalo Wax Ku Soo Bartay Waad Garnaysa wax waliba waxay leeyihin Jaran Jaro waxaa jiray wadaad ,wabiin ,waranle mid waliba dariiq ayuu lahaa marka la leeyahay qofku waa reer miyi laakin reer miyigu cay maha laakin waa qof aan waxan garanayn
Adhiga Eygii Iyo Dameerkii Ayaa Magaalada Bandhtankeedii Kudaafada Ku Wada Cunaya qofan Magaalada Soo Galay Iyo Dadkaba In Loo Sheego Basarka Magaalada Iyo Waxyabaha Loo Bahan Yahay In Qofka Lagu Yidhahdo Waxa Wanagsan Samee
dadkii markii hore waxay galeen wadamada carabta iyo wadamada yurubta waxaan oo dhisma dawlado may dhisine waxaa dhistay shicibka gaar ahaan qurba jooga rag badan oo dalka jooga oo qol qol jooga ayaa iyaguna dadaalay
Beriga Hore Tuuga Ayaa Basar Lahaa oo hadad ku tidhahdo inanken maanta ana qaba shahaga iyo qadada wuxuu aaminsana hadii uu diido masaajidka in calaamo ka iifayso Inanta Xumaata Ayaa Burco Ka Carari Jirtay Wax Waliba Nidaam Ayey Lahaayen Waagasi
Maanta Dad Keeni Waad Aragta Diintii Lagu Dhaqmimaayo dunida waxaa jira laba qorshe oo kala ka yuhuda iyo ka muslimka
ka yuhuudu waxa weeyaan sidii lacag uu heshaa akhaari kuma xisaabtaman ka islaamkuna waxa weeyan dunida ayaamo ayaa la joogaya laakinse uu jeedada islaamka waxa weeyan sidii aakhiro loogu shaqaysan lahaa labada qorshe ayaa dunida ka jira nidaamkii islaamka waa la khal khaliyey imika waxaad mooda in aanay akhaari uu shaqaysanayn oo ifka uu shaqayanayaan
Waa Qalinkii Cilmi Jamaal 
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
WAREYSIYO