Tuesday April 20th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Waayihii Singapore Iyo Hogaamintii "Lee Kuan Yew"

0
Thursday March 18, 2021 - 23:30:19 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 266
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waayihii Singapore Iyo Hogaamintii "Lee Kuan Yew"

    Waayihii Singapore Iyo Hogaamintii "Lee Kuan Yew"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waayihii Singapore Iyo Hogaamintii "Lee Kuan Yew"
Kadib Markii ay Xoriyadda ka Qaateen Gumaystihii Ingiriiska 1963 (British colonizer) ayaa Waxa ay la Midoobeen Midowgii Maleesiya, Labo Sano kadib 1965 Ra’iisul Wasaarihii
Maleesiya Tunku Abdulrahman ayaa Shir-saxaafadeed uu qabtay ku sheegay in ay Maleesiya Banaanka Usaartay Singapore "Singapore is Out” iyadda oo markaa Sabab looga dhigay isku
dhacyo Beelleed, kala Duwanaansho Siyaasaddeed iyo Dhaqaale Xumo ay markaa laddaalaa dhacaysay Singapore ayaa sabab Unoqotay in Dibada loo tuuro!.
Ra’iisul Wasaarihii Singapore Mr. Lee kuan yew ayaa Sacaadda yar kadib Saxaafada ka hor
Ooyay isaga oo ka Murugooday sidda ay Malesia U tuurtay. Singapore waxay Wakhtigaa Laddaalaa dhacaysay Faqri iyadoona Hoy u ahayd Kanaceedda
Dadkeeduna waxay la liiteen Xanuuno uu ugu Horeeyay Xanuunka Kaneecada (Duumadda)
Siddoo kale Waxaa Dalka ku Noolaa Dad dhaqamo kala Duwan iyo Dhaqamo Baddan leh,
Diimo kala Duwana Haysta "Multiracial and Multicultural Country” Dallal kala Duwana
kasoo kala Jeedda sidda Chine, Maleys, iyo Hindi Ra’iisul Wasaare Lee Kuan Yew Mar uu Dadkiisa la had-layay ayuu yidhi "Sidduu Horumar
ku Gaadhi Dal ay Dadkiisu Waddooyinka Qan-dhufta ku tufayaan” Lee kuan yew wuxuu
Halqabsi ka dhigtay Qandhuuf kaliya laakiinse Kawaran Haduu uu Ogaan lahaa Dhaqamadda Dadka Dalkeena Biyaha iyo Qashinka Waddooyinka ku shubaya
Lee Kuan Yew wuxuu uguntaday siddii uu dalkiisa faqriga uga saari laha wuxuu ku waaniyay
inay faraha kaqaadaan Siyaasadda oo ay wax lasoo baxaan wuxuuna yidhi wakhtigan waa wakhti shaqo Siddoo kale wuxuu soo aruuriiyay Dadkiisa intii wax baratay si ay Dadka wax ubaraan
una sameeyaan Qorshayaal Horumarineed oo Dalkiisu Saboolimadda kaga baxo wuxuu soo
dhawayeeyay Dhamaan Cidii Maalgashi rabta inay Dalkiisa ka Samaystaan Maaddaama oo aanu lahayn kheyraadka Dabiiciya oo Baddan "Few Natural Resources”.
Sanadkii 1967 Wuxuu Dowladda Israel ka Codsaday inay ka Caawiso dhisida Ciidankiisa si ay
Maal-gashadayaashu iskugu halayn karaan Dalkiisa, Sanadkii 1968 Waxaa Maal-gashaday ku dhawaad 52 Shirkadood, 1971 Wuxuu soo Saaray
Shirkadda Duulimaad-yadda ee Singapore Airlines oo ka midda Shirkadaha ugu Wanaagsan Aduunka, 1981 Wuxuu dhisay Madaarka Singapore Oo 2013 Noqday Maddarka ugu Niddaamka
Wanaagsan Aduunka Singapore Maanta waxay ka mid tahay Dalalka Dunida ugu Dhaqalaha wanaagsan,
Is-baddel ka Dhabta ah wuxuu ka yimaaddaa Guddaha Shacabka,
W/Q: Abdikadir Yaqoub Hassan Deri
Email: Kaadeer77@gmail.com
Phone: 063-4454990

Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
WAREYSIYO