Fariin DEGDEG AH OO KU SOCOTA MADAXWAYNE MUSE BIIXI IYO COMMISSION KA DOORASHADA SOMALILAND
Wadaadadii Xagjirka ahaa ee UGU badnaa oo Iska soo Sharaxaayaa Parliament ka IYO Golayaasha Deegaanka Somaliland doorashada May 2021
IYO Xanuunka Covid 19 oo Kor u kacaaya faafkiisu Somaliland
Waxaanu ugu baqaynaa Madaxwaynaha In UU Ka Illaaliyo Wadaadada Mayalka Adag iyo Agents koodu In aay Galaan oo aay Waliba kaantroolaan Golaha Sharci- Dajinta Somaliland iyo Golaha daawladdaha hoose, waloow aay jiraan deegaano aay dawladihiisa Hoose aay Wadaadada mayalka adag ee xagjirka ihi kaantroolaan wakhti xaadirkan Sida Degmada Burco buuhoodle Boorama iyo qaaybo ka midda gobolka sanaag,
Madaxwayne Caasimadda labaad ee Somaliland waxaa aay 100% U gacan gashay AMA gacanta ugu Jirtaa Wadaadada mayalka adag ee Xagjirka ah , waxaana muuqata In maanta Burco Sharci gaara oon ahayn ka Somaliland inteeda kale lagu maamulaa UU BURCO ka Jiro oo waxaa tusaale kugu filan Case ka Jaamac karaacin ee Albabada loo xidhay Ganacsigiisii, iyadaa oo uu yahay muwaadin dalka raba inuu maal gashado Sharci Somaliland u yaala oo uu Jabiyayna jirin ayaa Si Toosa oo aanay Qarsanahayn u Hor istageen Wadadada Mayalka Adag ee Xag jirka Ihi,
Waxaa kale oo Wadadada Mayalka Adagi aay 100% kaantroolaan Waxbarashada gaarka loo leeyahay, jaamacadaha dalka iyo Schools ka Secondary ah eeSomaliland ,
Waxa kale oo Aay Wadadada Mayalka adagi Kaantroolaan 100% Shirkadaha ka ganacsada dalka intooda badan ee Gaarka loo leeyahay,
Waxaa kale oo Aay Wadadada Mayalka adagi kaantroolaan haay’addaha Samafalka ah ama Charity adda dalka ka hawlgalaa Intooda badan oo laga Fund GAREEYO Dalka Qadar iyo Kuwait.
Madaxwayne Waxaa kale Oo Wadaadada Mayalka Adag u gacan galay hogaan Kii dhaqanka Intoodii badnayd Ha u badnadaan Cuqaasha Somaliland intooda badan ee ka hadla Sacaafada sida joogtada ah uga haddla
Imika Waxaa Aay Wadaadada Mayalka Adag u soo xaayd xaayteen In Aay Sharci golayaasha Sharci dejinta iyo GARSOORKA dalka la wareegaan Oo Waxaa aad arki kartaa sidda aay 75% Musharaxiinta Xisbiyada iska Soo Sharaxay aay isgu jiraan 2 kooxood
1 ) Kuwo toosa Oo Wadadada Mayalka adag ah oo sharaxan iyo kuwo Agents ah oo aay finance gareeyaan Ama Maal gsliyaan
Waxa kale Oo Wadadada Mayalka Adag ee Somaliland aay Maamulka sare ee Xisbiyada MAANTA Jira Aay Ku leeyihiin Maamulkooda 55%ilaa 62% Xisbiyada MAANTA jira Direct or In Direct Wadadada Mayalka Adag Waay ku jiraan MAAMULKA Xisbiyada.
Madaxwayne arintani maaha mid sahlan waxaanan kaa filayaa In aanad igolaan in Golaha Sharci dejinta dalka GARSOORKA iyo daawlada hoose aanay u gacan galin Wadaadada Mayalka Adag.
Sidaasi DARTEED aad Doorashada dib u dhigto inta xanuunka faafaaya coronavirus Covid 19 Jiro Isla markaasina aad Hor istaagto dalku in aanu u gacan galin Wadaadada Xagjirka ah oo ah Musharaxiinta Golaha deegaan ka gobol walba iyo Golaha Wakiiladda Somaliland
Allah Mahadleh
Sultan Saciid Diiriye
Chairman
Somaliland people’s Party
London U.K.
Fariin DEGDEG AH OO KU SOCOTA MADAXWAYNE MUSE BIIXI IYO COMMISSION KA DOORASHADA SOMALILAND
Fariin DEGDEG AH OO KU SOCOTA MADAXWAYNE MUSE BIIXI IYO COMMISSION KA DOORASHADA SOMALILAND