Doorashada Dib Ha loo dhigo somaliland
Doorashada waa In dib loo dhigaa Somaliland
SADEX Arimood Awgood ,
1 ) Coronavirus Covid 19 Oo Dalka ka Dilaacay khatar na ku haayaa In UU dad badan dilo, qaar badana diley ilaa imika aduunkii oo dhan albaabada u XIDHAY
2 ) Abaarta baahsan oo Jirta dalka meelo badan iyo biyo la’aan
3 ) Wadaadadii ugu xagjirsanaa oo ku soo duuley inaay laamaha Sharci dejinta IYO Golayaasha deegaanada qabsadaan oo ku mataalaayaa Musharaxiinta
4 )xaalad coladeed Oo Bari somaliland ka alsoosan IYO Military gadoodsan
Arimaha aan kor ku xusay baa kalifaaya In doorashada dib loo dhigo Ilaa 16 months Somaliland
Haddii aan doorashada dib loo dhigin waxaa aay xukumadda Muse biixi jabin doontaa Qodob dastuurka ah , waxaana Ka dhalan doonaa dhibaato aany Somaliland ka kaban doonin mudo dheer, waxaanay gali doontaa page ka madoow ee Taariikh da MADAXWAYNE MUSE BIIXI
Wabilahi Tawfiiq
Sultan Saciid Diiriye
Chairman
Somaliland people’s party
Doorashada Dib Ha loo dhigo somaliland
Doorashada Dib Ha loo dhigo somaliland