Tuesday April 20th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Tacadiga shaqaalaha iyo DP-World!

0
Thursday April 01, 2021 - 09:05:49 in Maqaallo by Burco Office 2
  • Visits: 292
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacadiga shaqaalaha iyo DP-World!

    Iyaga ayaa laga cawdaa, iyaga ayaa la ganaaxaa, iyaga ayaa la canaantaa, iyaga ayaa shaqada laga eryaa, Meeshani waxa ka soo baxa go'aano ka socda dhinac kaliya,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyaga ayaa laga cawdaa, iyaga ayaa la ganaaxaa, iyaga ayaa la canaantaa, iyaga ayaa shaqada laga eryaa, Meeshani waxa ka soo baxa go'aano ka socda dhinac kaliya,
 kuwaas oo ku waajahan cid walba oo shaqo u timid goobtani, waxay intooda badan ku jiraan cabsi, waayo ma haystaan cid ay uga cawdaan duruufaha haysta iyo dhibaatooyinka ay kala kulmaan Shirkada maamusha Dekeda ee Dp World.
Haa, Way jiraan shaqaale ku ciyaara shaqada sida ka dhacda goob walba oo ay shaqo ka socoto, mar kalena way dhacdaa in Maamuluhu uu gef ku samayn karo shaqaalaha, balse Dekeda Berbera waxa lala xisaabtamaa oo kaliya Shaqaalaha, Waxaana gabi ahaanba aan meesha ka jirin cid u dhaxaysa Shaqaalaha iyo DP World oo Shirkadani Maamulka haysa ka horjoogsata Tacadiyada ay ku hayso shaqaalaha.
Inkasta oo uu Maareeyuhu ku magacaaban yahay Digreeto Madaxweyne, hadana Ma dhagaysto Dhibanaha, iskumana mashquuliyo inuu Shaqaalaha iyo Carabta u dhexeeyo.
"Kaliya Wuxuu ugu Mushahar Badan Yahay Shaqaalaha DP World".
Waxaanay Su'aashu tahay DP World miyay inoo shaqaysaa mise Waynu u shaqaynaa?
WQ- Maxamed Kuraase.

Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
Halkan Ka Daawo:Barnaamijka Ciida iyo Fanaan Qaasim Macruuf
WAREYSIYO