Saturday July 02nd, 2022
Dahabshiil
Salaama Market
Youtube jobs

Shirkadda Dhaweeye Oo Shaacisay Tartan Ay U Qabanayso Darawallada Ka Shaqeeya Magaalada Hargeysa

0
Thursday April 01, 2021 - 18:58:15 in Wararka by
  • Visits: 1002
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkadda Dhaweeye Oo Shaacisay Tartan Ay U Qabanayso Darawallada Ka Shaqeeya Magaalada Hargeysa

    Shirkadda Dhaweeye Oo Shaacisay Tartan Ay U Qabanayso Darawallada Ka Shaqeeya Magaalada Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkadda Dhaweeye Oo Shaacisay Tartan Ay U Qabanayso Darawallada Ka Shaqeeya Magaalada Hargeysa Hargeysa (Burco Online )- Shirkadda DHAWEEYE ayaa shaacisay inay tartan lagu guulaysanayo baabuur Vitz ah u qabanayaan Darawallada gaadiidka dadweynaha ee ku shaqeeya adeegga Dhaweeye. Tartankan oo ay u furan tahay inay ka qayb-qaataan dhammaan darawallada Adeegga Dhaweeye ku shaqeeya ee magaalada Hargeysa, ayaa soconaya muddo bil ah laga bilaabo 1-da bishan April illaa dhammaadka bisha, waxaana laga dhex xulan doonaa 20 Darawal ee ugu shaqada wanaagsan, kuwaas oo ku tartami doona isla markaana la dhex-dhigi doona Gaadhiga Vitz-ka ah. Madaxa Suuq-geynta iyo Xidhiidhka Dadweynaha ee Shirkadda Dhaweeye Farax Ayaanle Dayax Weerar, ayaa shaacisay shuruudaha looga baahan tahay darawallada ku shaqeeya adeegga Dhaweeya ee ka qayb-qaadanaya tartankan. Shuruudaha loo baahan yahay Darawllada fursadda u heli doona inay ku guulaystaan baabuurka, ayay ku sheegtay: In Darawalku si joogto ah ugu shaqeeyo adeegga Dhaweeye laba bilaabo 1-da bisha April ilaa 30-ka bisha. In Darawlku ka mid noqdo ama ku soo baxo qiimeyn lagu soo xulan doono 20-ka Darawal ee ugu shaqada badan ama wanaagsan muddadaas 30-ka maalmood ah. Muuqaalka Hoose kaga Bogo Macluumaad la xidhiidha tartanka loo qabanayo Darawallada
Halkan Ka Daawo: Aniga dhibta laygu haysta dad hurda baan toosiyey weeyi ..' Ex Maayir Muraad
Halkan Ka Daawo:"Xaqiiqada QARSOON Ee Xaalada Abaared Ee Ka Jirta Gobolka Togdheer
Halkan Ka Daawo:Rajo Intee Leeg Ayaa Laga Qaba In Biyo Macaan Laga Hello RIIGA Deegaanka Shansha-Cade,
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
WAREYSIYO