Thursday May 06th, 2021
Dahabshiil
Salaama Market
Youtube jobs

*Amiin Quran Online, oo fursad qaaliya u haya qurbajoogta soomaaliyeed iyo caruurtooda*

0
Thursday April 08, 2021 - 11:33:17 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 458
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    *Amiin Quran Online, oo fursad qaaliya u haya qurbajoogta soomaaliyeed iyo caruurtooda*

    *Amiin Quran Online, oo fursad qaaliya u haya qurbajoogta soomaaliyeed iyo caruurtooda*

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

*Amiin Quran Online, oo fursad qaaliya u haya qurbajoogta soomaaliyeed iyo caruurtooda* WhatsApp: +252634484123 Amiin Quran Online waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay qurbajoogta soomaaliyeed , meelkasta oo ay kaga nool yihiin adduunka . Dugsiga waxa wax ka baran kara Caruurta iyo dadka waaweyn labadaba. Dugsigu waxa uu fursado gaar ah u hayaa waalidiinta qurbaha kunool ee dhibka badani ka haysto tarbiyadda caruurta , waxaanu diyaar u yahay inuu kala qaybqaato oo uu ka saacido dhinaca waxbarashada iyo tarbiyadda caruurta. Koorsoyinka dugsiga lagu barto waxa kamid ah : - 1) Quraanka kariimka ah 2) Higaadda 3) Carabida 4) Xadiithka 5) Caqiiqda islaamka 6) Fiqhiga 7) Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم 8) Tarbiyadda caruurta 9) Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka) 10) Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka 11) Kobcinta Afsoomaaliga ( Afka hooyo)  Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay macalimiin rag iyo haweenba leh oo aqoon buuxda u leh casharada ay bixinayaan .  Manhaj tayo waxbarasho leh oo sifudud ay ardaydu u baranayaan diinta islaamka.  Arday walba waxa loo dhigayaa wakhtiga ugu haboon ee uu rabo inuu class ka qaato .  Duruustu waxay ku baxayan afsoomaali , sido kale waxa jira qayb ku baxda English – to – English oo loogu talo caruurta aan fahmaynin af-somaliga . Hadda la xiriir maamulka oo is dinwaangali : Whatsapp: +252634484123 IMO: +252634484123 Viber: +252634484123 Telegram: +252634484123 Skype: Amiin Quran Online Gmail: Amiinquranonline@gmail.com Booqo webiste ka dugsiga : www.amiinquranonline.com
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO