Thursday May 06th, 2021
Dahabshiil
Salaama Market
Youtube jobs

Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Ka Ka sheekaynaya Qisadii suleyman Iyo Daa'uud

0
Wednesday April 21, 2021 - 11:00:57 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 130
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Ka Ka sheekaynaya Qisadii suleyman Iyo Daa'uud

    Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Ka Ka sheekaynaya Qisadii suleyman Iyo Daa'uud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Ka Ka sheekaynaya Qisadii suleyman Iyo Daa'uud
Marka aynu ka hadlayno qisooyinka ku saabsan suleymaan iyo daa'uud mar waxa aynu ka fisiri karnaa mucjiso.mar waxa aynu ku sifayn karnaa xadaarad fog,waana qiso boqortooyo ee uu u dhaxaysa wiill iyo aabihiis eebbena si gaar uu u siiyay Nabi nimo kana mida anbayidiisa taas oi ciwaana u ah mulki suleymaan iyo daauud amaba dhahoo boqortooyadii sulleymaan iyo daa'uud.
waa laba nabi oo is dhallay iskuna waalida ,daa'udbaa dhalay suleymaan suleymaana waxa uu u yahay wiilka la dhalay..suleymaan markan waxa uu ku barbaarayaa guriga boqortooyaddii aabihii oo ah ka ugu sarreeya wadanka ama mamlakadii fadhigeedu ahayd qudusta barakaysanayd
.
nabi da'uud ayay u imanaysaa ajazhiiisii si uu la kulmo rabbigiisii. suleymana wuxuu la wareegayaa xilkii nabinimo iyo xukunkii. markan nabi sulleymaan u dhawaaqaya dadkii isagoona ku odhanaya "waxaa nala baray codka Shinbiraha, waxaana nala siiyey wax kasta, kaasina waa fadliga Eebbe;. isaga oo markaana kulmiyanayna ciiddankiisii oo ka koobnaa Jinni, Insi iyo Shinbiraba.


Nabi sulleymaan ayaa lagu manaysanayaa xukun iyo nabinimo aan la siinba cid kale oo khalqiga ka mid. ,awoodda waxa loo adeegsanayaa jin insi iyo xawayaanba.awoodaas waxay ay gaadhaysaa in la karo in carshigii boqoradii saba ee dhulka yemen saldhigigeedu ahaan jirtay lagaga soo qaado ilbididhqisiyo,taas oo ilaa hadda wax cilmigaa gaadhay dunida guudkeeda lagaba hellin.

sida aynu saynisku ku aragnay xataa haddii xawaaraha light of speed la adeegsado inaan la gaadhi karin cilmigaas iyo aqoontaas,waxa ka mid ahaa waxyaalihii waaga la adeegsan jiray dabaysha oo qaabka diyaarada oo kale u taagnaan jirtay si walbay ahaataba waxa ku duugan qisadaa mucjiso ee uu nabigaas eebbe si gaara ah uu u siiyay iyo wax aan la siin bashariyada kale maqaaalka maanta ramadaan kariim
By Hamse Riiraash.
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO