Thursday May 06th, 2021
Dahabshiil
Salaama Market
Youtube jobs

Doorashadda Dib Haloo Dhigo 2022 Qore Mukhtar Cilmi

0
Wednesday April 21, 2021 - 11:08:06 in Maqaallo
  • Visits: 170
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashadda Dib Haloo Dhigo 2022 Qore Mukhtar Cilmi

    Doorashadda Dib Haloo Dhigo 2022 Qore Mukhtar Cilmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Doorashadda Dib Haloo Dhigo 2022 Qore Mukhtar Cilmi Bismilaah alraxmaan alraxiim. Waxaan salaamaya dhamaan bahweynta warbahiinta somaliland.

Maqaalkaygan waa baaq aan u dirayo madaxweyne muuse biixi cabdi oorunti faraya madaxweyneha in u bilaabo furashada xisbiyo cusub oo xiligeedii la gaadhay 2021, doorashadana laga dhigo sidii sharciga ahayd 2022 ta golayasha barlamaanka iyo deegaaanka.

Talaabadaasu waxay siinaysa gudiga doorashooyinka wakhti ku filan qabshada diiwaangali ta December 2020 ila june 2021 ee hasten socota, kadibna la bilaabo furashada ururada siyaasiydeed july 2021 ila tartanka kala shaandhin tooda dhamaatka december 2021 kadibnalixda soo baxa galaan doorashada kuna haboon march 2022 ..


Furashada ururo cusub waa talaabo loo bahna muddo dheer, waayo maanta xisbiyadda jira waddani iyo ucid khilaaf mooyaane wax ay u soo kordhiyeen majirto saaxadda siyaasiyeeded muddoyinkii danbe oo waxay gaben shaqadii xisbinimo , sidaa darteed waxaan soo dhawenaya go’aankii madaxweynaha furashadda xisbiyo cosob ku soo biiri doona saaxadda somaliland mar u kahadlay munaasibad.

waxaanay u furaysa talaabadane siyaasiyiin han leh oo runtii somaliland ka faa’idaysan karto Waxaana ka mid ah :

Pro. Axmed ismaaciil samatar

Siyaasi cali warancade

Siyaasi xirsi xassan xaji cali

Siyaasi salebaan xaglatuusiye

Siyaasi Jamaal cali xuseen

Qore mukhtar cilmi
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO