Thursday May 06th, 2021
Dahabshiil
Salaama Market
Youtube jobs

Barnaamijka Afurkalkaal oo 50 Qoys ooKamid ah Qoysaska Danyat ah ee Ku Nool Magaalada Hargeysa Loogu Qeybiyay Raashin ay Kaga Baxaan Bisha Barakaysan ee Ramadaanta.

0
Wednesday April 21, 2021 - 11:12:31 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barnaamijka Afurkalkaal oo 50 Qoys ooKamid ah Qoysaska Danyat ah ee Ku Nool Magaalada Hargeysa Loogu Qeybiyay Raashin ay Kaga Baxaan Bisha Barakaysan ee Ramadaanta.

    Waxa kale oo Loo Qaybin Doonaa Raashinkan Qeybo kale oo Kamid ah Shacabka Danyarta ah kaas oo Ku Talgalkiisu yahey, ilaa 1000 Qoys.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa kale oo Loo Qaybin Doonaa Raashinkan Qeybo kale oo Kamid ah Shacabka Danyarta ah kaas oo Ku Talgalkiisu yahey, ilaa 1000 Qoys.
Barnaamijkan Afurkalaal ee Raashinkan loogu Qeybiyay Qoysaska danyarta ah oo ay iska Kaashadeen Aqoonayahan, iskood isku abaabulay, oo Kamid ah Dhalinyarada Aqoonyahanka ah ee Gudaha Dalka iyo Dibadiisaba ku Sugan ayaa Maanta u Qeybiyay 50 qoys oo Kamid ah Fanyarta Ku Nool Caasimada Hargeysa, Raashin Ku Filan oo Loogu talagaley in ay Ka baxaan Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

Qoysaska loo Qeybiyay Raashinkan, oo u Badannkuwa aan Awoodin in ay Dabka Shitaan, ayaa siweyn uga mahad Celiyay Raashinka ay Soo gaadhsiiyeen Dhalinyarada Afurkalkaal iyadoo ku tagalku yahey in la gaadhsiin Doono, ilaa 1000 Qoys oo Danyar ah mudada lagu Gudajiro Bisha barakaysan ee Ramadaan, Iyadoo ay Maanta bilaw u aheyd 50 Qoys oo Danyarta kamid ah Ialamarkaana, ay Kaalmadani ka daboolayso kaalin Muhiim ah oo ay Baahi Weyn u Qabeen kadib Marka loo Fiiriyo sida ay ugu Farxeen Raadhinkaasi Caawimada ah ee Loo qeybiyay.


Waxa kale oo Deeqdani, ay Kaalinta Xasanaadka u galaysaa dhalinyardaa aqoonyahanka ah ee Afurkalkaal oo iyagu si iskood ah isku Xilqaamay in ay Bisha Barakaysan ee Ramadaan Gaadhsiiyaan 1000 Qoys oo Kamid ah Bulshada Danyarta ah ee aan Awoodin in ay Raadhin intaa leeg Soo iibsadaan.

 
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO