Thursday May 06th, 2021
Dahabshiil
Salaama Market
Youtube jobs

Reer berber abaalka ha u celiyaan xildhibaan abdirashiid

0
Wednesday April 21, 2021 - 11:19:50 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 207
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Reer berber abaalka ha u celiyaan xildhibaan abdirashiid

    Reer berber abaalka ha u celiyaan xildhibaan abdirashiid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Reer berber abaalka ha u celiyaan xildhibaan abdirashiid Asc dhamaan ummada reer somaliland ilahay ramdaanka khayrkeeda ha ina wafajiyo hana ina soo siyaado nimcada roobka ee noo bilaabmatay


Salaan ka bacdi waxaan maanta halkan jeclestay inan idinku soo gudbiyo arrin aad isoo jiitay oo aan aad u hanbalyanyaa xildhibaan ananan aqoon u lahayn lakin tacab badan galiya bulshada reer berbera

qofkan ka hadlayaa waa xildhibaan abdirshii maxamed oo aan arkay isaga oo arrin ku dayasho mudan ka qabtay saaxil


waxyaabaha isoo jiitay waxa ka mid isaga oo ku dhawaad 2 ku oo af saab ugu deeqay schoolada magalada berbera iyada waqtigaas baahi badan loo qabay sido kalena tiro intaas la mid ah ugu deeqay masajidada magalada berbera waa arrin ay shaqada lahayd dawlada dhexe balse xidhibaanku gartay alle wuxu gashaday dadkiisa ha ka abaaliyo wanan bogaadinayaa xildhibaanka waxan usoo jeedinayaa xildhibanad kale ee sharaxan inay dadkood hoos u eegaan



FG :Aqoin gaar ah uma lihii xildhibaankaas balse ficilkiisa isoo


Maxamed Cabdilaahi Xuseen
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO