Thursday May 06th, 2021
Dahabshiil
Salaama Market
Youtube jobs

Beentii Cirro Iyo Beesha Arab Qore Mukhtar Cilmi

0
Saturday April 24, 2021 - 14:58:47 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 287
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beentii Cirro Iyo Beesha Arab Qore Mukhtar Cilmi

    Beentii Cirro Iyo Beesha Arab Qore Mukhtar Cilmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Beentii Cirro Iyo Beesha Arab Qore Mukhtar Cilmi
Bismilaah alraxmaan alraxiim. Waxaan salaamaya dhamaan bahweynta warbahiinta somaliland.

Maahmaah Soomaaliyeed ayaa tidhaa Beentaada hore Runtaada danbe ayey dishaa, inago oo tixraacaya maahmaahdaasi ayan rabaa in aan iftiimiyo beenta u cabdiraxmaan cirro usheegay beelweynta arab oo ugu wareejinyo xisbiga xil candilqaadir jirde, ceeb weyn aya dhacday marku cirro ka hadlay isago joogay dalka Sweden mar hor boqosho ku joogay..


Waxa cadaatay in balankii siyaasadeed ee xisbiga waddani la galay cabdilqaadir jirde kaga baxay cirro!, arintan waxay qaraxday mar hore waana maalintii u xirsi ku soo biirey xisbiga oo gudoomiye cirro siiyey darajada hogaamiyaha xisbiga, oo taa macnaheedu noqonayso in xirsi ka mudan yahay cabdiqaadir jirde oo isagu ku meel gaadha.

Shirkii golaha dhaxe ee xisbiga waddani ee burco ka dhacay 28 sep 2019 cabdiqaadir jirde kama soo qayb galin cudurdaarka uu doona ha u sameeyee, waxbuu saluugsanaa waana arinkan 5 cisho ka hor gudoomiye cirro warbaahinta inoo soo mariyey isagoon gabi ahaanba xusin cabdiqaadir jirde taa badelkeeda xirsi ku faanay.tii baa mar.labaad dhacday ahirweynihi dhacay dhawaana ee waddani qabsaday mo wareejin xisbigii oo Musharax buu iska dhigay ,gudoomiye nimadii na mu wareejin halkaasna Arab bu been labaad sheegay waana ciyaal suuqnimo.

Balantii cirro ee ahayd hawd baanu xisbiga ku wareejineynaa iyo mataanahii waa been,
Waxaan u raacinaya bulshoweynta baligubadle Cirro ma wareejinyo xisbigan ee diyaarsadda ururkeeni 2021 marka la furo ururada nin xisbigiisu sii dhacayo maxay gudoomiye nimadiisu anfici .!!
Xasuus naada hadalkii candi haybe oo dhawaan iska Casilay waddani ,waddani waa kulmiye iyagana ku shaqaystay maaha xisbi jira.!!

Qore mukhtar cilmi

khadar338@hotmail.com
 
 

 
 
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO