Thursday May 06th, 2021
Dahabshiil
Salaama Market
Youtube jobs

Bisha Soon Qaad Durtadiiba Waa jimcihii 2aad Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash.

0
Saturday April 24, 2021 - 15:07:19 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 124
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bisha Soon Qaad Durtadiiba Waa jimcihii 2aad Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash.

    Bisha Soon Qaad Durtadiiba Waa jimcihii 2aad Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bisha Soon Qaad Durtadiiba Waa jimcihii 2aad Hal-Abuur Qoraa Xamse Riiraash.
Bisha Soon Qaad Durtadiiba Waa jimcihii Labaad.Hal-Abuur Qoraa xamse Riiraash.

Dhawaan uunbay ahayd markay billatay bishii ugu fadilnayd billaha,bishan oo ka gooniya ayaamaha iyo cishooyinka tan oo lagu magaacabo soon qaad.

bishan oo ah bill la xidhxidho shadaadiinta isla markaasina lagu ogaado seetooyin rabbaaniya taas oo ay u saamaxayn firxad iyo baxsad toona.

bishan oo ah bill sadaqo cibbaado iyo akhrinta qur'aanka tugashada taraawiixda iyo marka ay gaadho oogista tahajudka ama salaatul laylka ,taas oo laga dhex raadraadsho habbeen ka khayr roon kun billood.


bishan ayaa dadka muslimiinta badankoodu ka faa'iaystaan kuwaas oo buux dhaafiya masaajidada iyo goobaha cibbaadada.

in badan waxa ay ruclo ugu jiraan quudinta masaakiinta iyo danyarta,in badan oo dadka ka midii waxa ay ku dadaalaan affurinta dadka sooman,taas oo ay ka dheragsanyihiin axaadiista kusoo aroortay ee sheegaysa ajarka iyo sawaabka laga dhexli karro sama falka bulshada.

bishan ayaa labbi iyo tobbankii billood mar ay kaga jirtaa taas oo qofkii ka faa'idaystaa ay u tahay fursad qiimo badan oo waxaan loo dhigaaba jirrin.

sabankii asxaabtiyo kuwii noolaa waagaasi waxa ay eebbe ka tuugayeen sidii uu u gaadhsin lahaa ramadaanta iyagoo aad uga faa'idaysan jiray bishan barakaysan.

hadddaba alla ha inaga dhigo kuwii mar walba ka faa'idaysta muslimiinta badankooda waa u ducaynaynaa kuna leenahay allow wixii dhibaataysan dhibta ka saar,wadankeenan allow u siyaadi nabada
Hamse rRiiraash
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO