Thursday May 06th, 2021
Dahabshiil
Salaama Market
Youtube jobs

Haddal- haayntii Siyaasadda Somaliland maxay u Shax-Guurtay -?

0
Saturday April 24, 2021 - 15:09:07 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 209
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haddal- haayntii Siyaasadda Somaliland maxay u Shax-Guurtay -?

    Haddal- haayntii Siyaasadda Somaliland maxay u Shax-Guurtay -?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haddal- haayntii Siyaasadda Somaliland maxay u Shax-Guurtay -? Haddal -haayntii Siyaasadda Somaliland maxay u Shax-Guurtay -?
Somaliland Siyaasadeedii waxaay noqotay paralyzed ama mid shaqadii siyaasada madaxa banaan istaajisay. Waxaan uga gol leeyahay haddii aad eegto Sacaafadda Somaliland waxaad ku arkaysaa In Siyaasada Somalia xoog looga sheekerynaayo halka Siyaasada Arimaha Somaliland aay meesha Ka baxday haddal haayteedii gabigaba, dhamaan websites ka soo baxa Somaliland ama u janjeedha Somaliland dalka iyo dibadaba ee Reer Somaliland akhristaan page kaad rogtaaba Waxa uu ka Sheekeeynayaa Siyaasada Somalia iyo Xukunadda farmaajo, suaasha aan dadka waydiinayaa waxaay tahay waa maxay sababta aay Siyaasaddii Somaliland haddal haayteedii u joogtaay -? Ma la odhan karnaa demiqraadiyaddii Somaliland baa daciiftay oo Somaliland waxay gashay totalterian system of government oo xuriyatal- qaawlkii baa meesha Ka baxay sidaa darteed baa dadkii wax faalayn jiray siyaasada Somaliland u shax-guureen -?


Sultan Saciid Diiriye
Chairman
Somaliland peoples party
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO