Thursday May 06th, 2021
Dahabshiil
Salaama Market
Youtube jobs

MAXAA SABABAY INAY DANEEYAAN OO SI DHOW BULSHADA SOMALILAND ULA SOCDAAN XAALADA SIYASADEED EE KOONFURTA?

0
Thursday April 29, 2021 - 11:01:20 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MAXAA SABABAY INAY DANEEYAAN OO SI DHOW BULSHADA SOMALILAND ULA SOCDAAN XAALADA SIYASADEED EE KOONFURTA?

    MAXAA SABABAY INAY DANEEYAAN OO SI DHOW BULSHADA SOMALILAND ULA SOCDAAN XAALADA SIYASADEED EE KOONFURTA?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MAXAA SABABAY INAY DANEEYAAN OO SI DHOW BULSHADA SOMALILAND ULA SOCDAAN XAALADA SIYASADEED EE KOONFURTA?
Beryahan Danbe Bulshada Somaliland Waxay Aad U Qaadaa Dhigaayeen Xaalada Siyaasadeed Ee Somalia-Muqdisho Ka Taagan Arintaas Oo Runtii Ugub Inaagu Ah In Sidaa Loogu Milmay Siyaasiyan, Oonan Odhan Karo Xisbiga Talada Dalka Haya Ayaa Sabab U Ah.
Arintani Oo Xukumadu Fursad Ka Dhigteen Si Dhaliisha Iyo Fashilka Siyaasadeed Ee Ku Geedaaman Indhaha Dadweynuhu Kaga Mashquulaan, Waa Xeelad Siyasadeed Oo Runtii Looga Baahan Yahay Xisbul Xaakimku Inuu Ciyaaro Siyaasadahan Oo Kale Marka Bulshada Uu Kala Kulmo 'Pressure' Badan Oo Aay Accountability & Transparency Mugle Ka Rabaan Dowladooda Iyagoo La Xisaabtamaya Oo Caqabado Badanoo Doorashooyin Taagan Yihiin, Isla Markaana Xukumada Madaxweyne Muse Biixi Musharixiin Badan Ka Xidhay Labada Xisbi Mucaarad Oo Tahli Waayay In Xuquuqdooda Sharci Ka Hadlaan.


Maxaa Sababay In Mar Qudha Bulshadu Aad U Danayso Xaaladaha Siyaasadeed Ee Koonfurta?

Fikriyan Waxaan Qaba Inay Tahay In Umadii Aragtidooda Laga Duway Siyasada Dalka Kadib Markay Xukumada Ku Adkaatay Isla Markaana Diiqad Geliyeen Dhawaaqyada Badan Ee Social Media Kaga imi.
Kuwaaso Noqday In Umadii Si wayn Ugasoo Burqadaan Su'aalo Badan Oo Aay Ku Dalbanayaan Cadaalad Iyo Wax Qabad Iyagoo Weliba Farta Toos Ugu Fiiqaya God Daloolada Xukumada Iyagoo Midaysan Oo Xoog U Baraarugsan Laakiin Aan Raali Gelin Xukumada Taaso Sababtay In La Duwo Aragtidooda Markay Xukumadu Ka Jawaabi Kari Wayday, Waana Xeelad Siyasadeed Oo Runtii Bisil Sababtoo Ah XaLado Siyasadeed Oo Murugsan Ayay Kaga Nasteen Kuwaaso Baryahan Danbe Aad U Kacsanaa Dhaliyayna Mudaharaado Laba Maalmood Oo Is Dabajooga Inay Ka Dhacaan Burco.

ADEN-DEEQ
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO