Monday June 21st, 2021
Dahabshiil
Salaama Market
Youtube jobs

Jaaliyadda Somaliland Ee Maraykanka OO Banaanbax Ka Samaeynaya Washington, DC iyo Xalfad Weyn OO ah Sanadguurada 30.

0
Thursday May 13, 2021 - 11:51:26 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 423
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaaliyadda Somaliland Ee Maraykanka OO Banaanbax Ka Samaeynaya Washington, DC iyo Xalfad Weyn OO ah Sanadguurada 30.

    Ogaysiin- Somaliland Community ee Maraykanku waxay abaabulayaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ogaysiin- Somaliland Community ee Maraykanku waxay abaabulayaan

in ay banaanbax weyn ku qabtaan magaalo madaxda Maraykanka ee Washington, DC. Siiba agagaarka US State Department iyo aqalka cad-ba, si ay ugu taageeraan sodon guurada ka soo wareegtay maalintii Somaliland ay kala soo noqotay medowgii ay 1960 la gashay Somalia.

 

Jaaliyadda reer Somaliland ee Maraykanka waan ka codsanaynaa in aad ka soo qayn gashaan banaanbaxaa taariikhdu waaMay 18th, 2021, sacaduna waa 11: 00 AM.

 

Jaaliyadu Somaliland ee Washington, DC-na waxay diyaarinaysaa xalfad si weyn loo soo abaabulay si aan u xusno sanad guurada 30 ee Somaliland madax banaanideeda. Xalfadu waa bilaamaysaaMay 18th, 5: 00 PM ilaa 12 midnigh(Casho iyo cabitaan ayaa ka hilikartaan).

 

Fadlan nagala soo qayb gala, wixii faa’iihin ah la soo xiriira telephone-dan.

 

Banaanbaxa la soo xiriir Ahmed M. Adan-Dheri Tel: 770-286-0488.

 

Xalfidana la soo xiriir gudoomiyaha Jaaliyada Washington, DC Jamal Y. Daroor Tel: 571-339-7777

 

Alleh Mahed Leh

Abbas Omer

Washington, DC USA



--

Jamal Aden

Email:Adenjamal5572@gmail.com

Website:https:// ITcloudsconsultant.com/
Phone: 1.571.339.7777

Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO