Monday June 21st, 2021
Dahabshiil
Salaama Market
Youtube jobs

Waxaa Dad Badan Oo Reer Somaliland ah Soo Jiitay Doorka ay Ololihiisa Loolanka Murashaxnimo Ka Ciyaarayso Xaaskiisu iyo Saamaynta Uu Yeeshay Cabdirisaaq-hero

0
Thursday May 13, 2021 - 11:53:56 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 597
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaa Dad Badan Oo Reer Somaliland ah Soo Jiitay Doorka ay Ololihiisa Loolanka Murashaxnimo Ka Ciyaarayso Xaaskiisu iyo Saamaynta Uu Yeeshay Cabdirisaaq-hero

    Waxaa Dad Badan Oo Reer Somaliland ah Soo Jiitay Doorka ay Ololihiisa Loolanka Murashaxnimo Ka Ciyaarayso Xaaskiisu iyo Saamaynta Uu Yeeshay Cabdirisaaq-hero

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Dad Badan Oo Reer Somaliland ah Soo Jiitay Doorka ay Ololihiisa Loolanka Murashaxnimo Ka Ciyaarayso Xaaskiisu iyo Saamaynta Uu Yeeshay Cabdirisaaq-hero
Murashax Cabdirisaaq Ibraahim Cabdi, oo Caan ku ah Guud ahaanba Deegaankiisa, iyo Inta Kale ee Somaliland, Cabdirisaaq Hero ayaa Noqdey Murashaxii ugu Ololaha Cuslaa Murashaxiinta Ka Tartamaya, Golaha Deegaanka Degmada Burco ugu Yaraan in Ka Badan Labaatan Xafiis, oo ah Kuwa ay Taageerayaashiisu Dhoolatuska, iyo Abaabulka, iyo Diyaargarawga Codbixinta Ku Galayaan Ayaa Laga Furey Magaalada Burco.

Cabdirisaaq Waxa uu Kamid yahey, Murashaxiinta Golaha Deegaanka Degmada Burco, Kuwa ugu Taageerada iyo Dhaqdhaqaaqa Badan, Waxaanu Kamid yahey Aqoonyahanka, Ku Dhashey, Ku Barbaarey, Ku Bartey, Ku Guursadey, Ku dhaley Isla Burco, Wakhtigana u Tafa Xaytey Inuu Wax Weyn Ka badelo Waxqabadka Arimaha Bulshada Kuwa Assaasiga u ah.


"Waxaan ahay qof garanaya baahida Golaha deegaanka Burco taalla isla markaana aamin ah" Ayuu Yidhi Musharrax Cabdirisaaq Ibraahim Cabdi (Hero).

Wuxuu Ka Sharaxan Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid, Isagoo Noqonaya Murashaxiinta ugu Saamaynta Badan Gobolka Togdheer Khusuusan Loolanka Golaha Deegaanka, isagoo dhawaana Shacabka La Wadaagay Qorshayaashiisa hadiiba uu Ku Guulaysto Maayarka Degmada Burco.

Murashaxa Xaaskiisa Hodan Riiraash ayaa iyaduna Qeyb Ka ah Ololaha Murashaxa Taas oo Siweyn Looga Dareemayo,dhaqdhaaqyada ay u Wadaan iyada Haween Fara badani ololaha Cabdirisaaq, Waana Murashaxa Kaliya ee inta la Arkey, hada Guud ahaanba Somaliland Xaaskiisu Kaalin adag kaga jirto Loolanka Murashaxnimadiisa.
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO