Monday June 21st, 2021
Dahabshiil
Salaama Market
Youtube jobs

Deeganka saaxil Barri W/Q DA'UUD FAARAX Berbera.

0
Thursday May 13, 2021 - 11:56:48 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 926
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Deeganka saaxil Barri W/Q DA'UUD FAARAX Berbera.

    Deeganka saaxil Barri W/Q DA'UUD FAARAX Berbera.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deeganka saaxil Barri W/Q DA'UUD FAARAX Berbera.
Dhulka gobolka saaxil waa dhul wanaagsan o isagu jira banan , bad iyo buur waxan halkan kusoo qaadanaynaa deganka saaxil barri
ama loo garan ogyahay dhulka habar jeclo waxa uuna ka
koobanyahay degmooyinkan iyo tuuloyinkan hoose inaga o jifi jifi ukala Qaadayna.

1. Degaanka Xasan Daahir: Deganka xasan daahir waa kan e barasho wanaagsan.

Bahdoon , beeyo dhaadher , Magab , Biyo guure , Bohol , Siyaara , Afgooye , Gunburbooceed , Barbar-Roor , ceel
daraad , Beeyo guulan , iyo degmada xagal.


2. Degaanka axmed Faarax: Deganka axmed faarax waa kan e barasho wanaagsan:
Beeyo macaan , ceel dheere , kimbidha.

3. Degaanka Cumar jibriil Degaanka cumar jibriil waa kan e barasho wanaagsan: Xididaalay , Baylah male , Qaraadh , Tuulo Soobiye ,
Dhuxunka.
4. Deganka Reer Yooniska: Deganka reer yooniska waa kan e barasho wanaagsan: Karrin , Raari Buul , Ceel baxay , Laas muuse Iyo degmada
Laas ciidle

Xogtan waxaan kazoo uririyay dad deeganka ah waaana xog sugan waxan soo gudbin doona deganka galbeedka e beesha ciise muuse
iyo deeganka koonfirta ee beesha habar yoonis waxanan soo wada gudbin doona dhamaan gobolada kale e dalkeena Somaliland.

Fiiro Gaar ah:

Xogtan waxba lagama badali karo waxna laguma dari karo idin la”aan insha allah kaliya ujeedka aan ka leayahay waa barasho dalkeena ah.
Contact: faaradaauud7@gmail.com
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO