Monday June 21st, 2021
Dahabshiil
Salaama Market
Youtube jobs

Dhawaaqii Dool Iyo Cirro Qore Mukhtar Cilmi

0
Thursday May 20, 2021 - 18:30:47 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 321
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhawaaqii Dool Iyo Cirro Qore Mukhtar Cilmi

    Dhawaaqii Dool Iyo Cirro Qore Mukhtar Cilmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhawaaqii Dool Iyo Cirro Qore Mukhtar Cilmi Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.Waxaan salaamaya dhamaan bahweynta warbahiinta somaliland.

Umadd walba markay wax dooranayso xisbi amba musharax waxay eegtay kartidiisa iyo hadafkiisa may is gaadhi karaan?,yaa laga xanaaqin kulmiye 10 sanno u hayeye xukunka somaliland wax badan bay qabteen maamul iyo dhaqaale ba, lama xaqiri karo,halka u ina dool iyo cirro iyo waddani ku dhawaaqayeen shalay in maanta xisbigi is nadiifinayo oo ha nala saxo 2021!!. Goormay tahay ma imika markuu xisbigu gali laha doorasho 10 cisho ka hadhsan tahay?!!!, waryaadheheen dee sidan siyaasad maaha iyo hab dhaqan xisbi toona!.


Cismaan cumar dool wuxuu laha haa soo laabtaan taageeryaashe waddani ee dhaqaalaha bixin jiray belwalba ee dhididkooda ee qurbaha kasoo saarta,maa meel bela maamul ayay lacagtooda dib u galin doonaan?! No no ina doolow sxb ,dadkii way daalin musuq maasuq lacagtooda lagu cuno na diyaar uma ahaa ee xijista idinka maanta halkaa is dhigay qadiyaadii waddani na ku ciyaaray!!.

Maa xuma in lays toosiyo lkn meeshu markay noqoto kooxisi iyo qabyaalad iyo habel iska ilaaliya oo waxaas udhan la xakamiin kari wayey qofku wakhtigiisa dib danbe khasaarin maayo, dhaqaale ku soo rabcayna galin maayo meel bela maamul ah.waa in la xakamiya waxyaabo badan oo u baahan in la nadiifoyo canaasir farabadan. cismaan cumar doolow hadalku ma ku galay oo ma dhuuxday suldaan !.

Qore mukhtar cilmi
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO