Monday June 21st, 2021
Dahabshiil
Salaama Market
Youtube jobs

Bulshada ku dhaqan degmada duruqsi oo baaq u diray madax waynaha jamuuriyada somaliland iyo xukuumadiisa

0
Sunday May 23, 2021 - 20:03:26 in Maqaallo
  • Visits: 556
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bulshada ku dhaqan degmada duruqsi oo baaq u diray madax waynaha jamuuriyada somaliland iyo xukuumadiisa

    Bulshada ku dhaqan degmada duruqsi oo baaq u diray madax waynaha jamuuriyada somaliland iyo xukuumadiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bulshada ku dhaqan degmada duruqsi oo baaq u diray madax waynaha jamuuriyada somaliland iyo xukuumadiisa Dagmada duruqsi oo ka tirsan dagmooyinka waayayn ee gobolka togdheer Kuna taala xadka Ethiopia iyo somaliland ayaa mudooyinkan dambe ka aradan kaabayaasha dhaqaale ee dawlada dhexe iyo dawlada hoose ee burco ay siinjireen dagmada duruqsi, iyada oo dagmooyin dhigeeda ah ee ka tirsan gobolka togdheer ay helaan misaaniyadahooda gaar ah ee heer gobal heer degmo.
sida ay noo xaqiijiyeen qaar kamida bulshada ku dhaqan degmada duruqsi dadkaasi oo amaan kula duldhacay xukuumadihii ka horeeyey tan hada talada haysa iyaga oo dadka qaarkood cabashadoodu ka muuqatey in xukuumadan talada haysaan gabi ahaanba aaney soo gaadhsiin adeegyadii asaasiga ahaa ee ay u baahneyd degmadu.

Inkasta oo ay jirtay xaalad abaareed oo baahsan guud ahaanba dalka oo dhan saameysay balse lagu kala duwanaa oo aaney wax taageero ah ka helin dawlada iyo haayado toona dadkani oo baahi wayn uqaba inay helaan xaqii ay ku lahayeen misaaniyada qaranka ee somaliland ayna la mid noqdaan dagmooyinka kale ee dalka
Hadaba mar aan isku daynay in aan wax ka waydiino qaar ka mida masuuliyiinta dagmada duruqsi ayaaney noo suurta galin in aanu helno masuuliyiintaasi
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO