Monday June 21st, 2021
Dahabshiil
Salaama Market
Youtube jobs

*Fursad qaaliya: Dugsiga Amiin Quran Online oo soo kordhiyay course lagu baranayo higaadda inta lagu jiro fasaxa summerka.*

0
Monday May 31, 2021 - 15:00:38 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 453
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    *Fursad qaaliya: Dugsiga Amiin Quran Online oo soo kordhiyay course lagu baranayo higaadda inta lagu jiro fasaxa summerka.*

    *Fursad qaaliya: Dugsiga Amiin Quran Online oo soo kordhiyay course lagu baranayo higaadda inta lagu jiro fasaxa summerka.*

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

*Fursad qaaliya: Dugsiga Amiin Quran Online oo soo kordhiyay course lagu baranayo higaadda inta lagu jiro fasaxa summerka.*
WhatsApp: +252634484123
Ma doonaysaa in caruurtaadu ku barato higaadda(Farbarta) kaliya 3 bilood (Inta lagu jiro fasaxa summer ka).

Amiin Quran Online waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay
 qurbajoogta soomaaliyeed , meelkasta oo ay kaga nool yihiin
adduunka . Dugsigan waxa wax ka barta boqolaal arday ah oo ku kala nool
daafaha dunida. Dugsigu waxa uu kuusoo kordhiyay bishan June 2021, course gaar
ah oo lagu baranayo Higaadda Quraanka kariimka ah, iyadoo Ardayda lagu bari doono muddo saddex bilood ah.


Koorsooyinka kale ee dugsiga lagu barto wax aka mid ah
: -
1) Quraanka kariimka ah
2) Higaadda
3) Carabida
4) Xadiithka
5) Caqiiqda islaamka

6) Fiqhiga
7) Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم
8) Tarbiyadda caruurta
9) Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)
10) Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka
11) Kobcinta Afsoomaaliga ( Afka hooyo)
;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;l
 Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay macalimiin rag iyo haweenba leh oo aqoon buuxda u leh duruusta ay bixinayaan .
 Manhaj tayo leh oo sifudud ay ardaydu u baranayaan diinta
islaamka.
 Arday walba waxa loo dhigayaa wakhtiga ugu haboon ee uu rabo inuu class ka qaato .
 Duruustu waxay ku baxayan afsoomaali , sido kale waxa jira qayb ku baxda English – to – English oo loogu talo caruurta aan
fahmaynin af-somaliga .

Nala soo xiriir oo hel macluumaad dheeraad ah:
WhatsApp: +252634484123
IMO: +252634484123
Viber: +252634484123
Telegram: +252634484123
Skype: Amiin Quran Online

Gmail: Amiinquranonline@gmai.com

Booqo webiste ka dugsiga :
www.Amiinquranonline.com
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO