Monday June 21st, 2021
Dahabshiil
Salaama Market
Youtube jobs

Siyaasi Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, Sanaacigii Magaciisa ku xardhay Gobolka Sanaag. W/Q:- M.A Hajji Hurre

0
Thursday June 10, 2021 - 19:16:39 in Maqaallo
  • Visits: 224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, Sanaacigii Magaciisa ku xardhay Gobolka Sanaag. W/Q:- M.A Hajji Hurre

    Siyaasi Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, Sanaacigii Magaciisa ku xardhay Gobolka Sanaag. W/Q:- M.A Hajji Hurre

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, Sanaacigii Magaciisa ku xardhay Gobolka Sanaag. W/Q:- M.A Hajji Hurre

Siyaasadu waa shayga keliya ee aan labada walaalaha ahi is amaahin, sidaa si lamida ayaan guusha qof leeyahay cid kale oo saldhigeeda lahayni ugu faani karin, waxaan maanta maqaalkaygan kooban, qalinka ugu qaatey inaan qalinkeyga ku xardho, maragna uga dhigojowharada ka dhex ifeysaguushii doorashada eeGobolka Sanaag.


Siyaasiga aan rabo inaan ku baraa maaha mid ku cusubmasraxa siyaasada somaliland. Garo oo waa da'yarta hantida u ah qarankan isla markaana ka soo jeeda qoys hibo rabaani ah u leh aqoonta maadiga iyo diinigaba, waa astaan hido raaceysa asalkii yagleelka nabada iyo qaabeyntawadada ay hada hayso jamhuuriyada somaliland.



Waxaan baraha bulshada ku arkayey maalmahaninguulahagobola da bari uu farsamadeeda lahaa Mohamud Hashi,

Xaasha ee libinta iyo guusha cida leh lagama qaado, lamana amaahiyo cid aan laheyn. Aan kubaro jawharada iftiinkeedu shiiqiyey libaax kasta oo wax ismoodey. Baro, calaamadso, ishana ku hay Cabdirisaaq Siciid Ayaanlesiyaasiga magaciisa Ku-xardhay guushiiGobolka Sanaag ee xildhibaanada 7 da ah.


Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, oo ah Xoghayaha guud ee Golaha Wakiilada JSL oo mudo dheer ahaa, ayaa intii uu joogay xilkan Xoghayaha guud ee Golaha Wakiilada JSL, ayaa waxa uu ka hirgaliyey waxqabad muuqda oo mugle, isagoo isla markaasina muujiyey nidaam hufan iyo hab-maamul togan oo taabagalay.


Xoghaye Cabdirisaaq Siciid Ayaanle waxa uu ku suntan yahay hogaamin Tusmaysan oo tisqaad ah, taasi oo aad ka dheehan kartid nidaamka shaqo iyo hanaankiisa hogaamineed ee uu kusoo hagaayey guud ahaan waajibaadkiisa shaqo iyo shaqaalr ee Golaha Wakiilada JSL, mudadii uu xilka Xoghayaha guud ka hayey.



Qalinkii:- M.A Hajji Hurre

Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO