Thursday July 29th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Togdheer Masuul Ka Soo Dhalaalay Shaqadiisa

0
Sunday June 20, 2021 - 11:31:54 in Wararka by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 703
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Togdheer Masuul Ka Soo Dhalaalay Shaqadiisa

    Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Togdheer Masuul Ka Soo Dhalaalay Shaqadiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Togdheer Masuul Ka Soo Dhalaalay Shaqadiisa
Tan Iyo Markii loo soo Magacaabay Gobolka Togdheer Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Togdheer Maxamed Cabdilaahi Ibraahim Nafaqo Ayaa ka Soo Dhalaalay Shaqadii Iyo Waajibaadkii Qaranku U Igmaday.
Waa masuul ka Shaqeeyay Isku Wadka Midnimada Horumarka Gobolka Isaga Oo Daacad Ka Ahaa Adeeg Fulinta Iyo Hawl Socodsiisnta Shaqada Gobolka.
Waxa Uu Leeyahay Hal adayg Goaan Qaadasho Isagoo Xaalado Adag Kala soo Dabaashay Gobolka Ha Noqoto Seera Baabin Fulin amaro xukuumadeed Oo adag Madaama Oo Uu Gobolka Ku sime Badhasaab Buuxa Ka ahaa Muddaba Laba Jeer Taas Lagu Majeeran Karo Hogaamintii Isku Wadkii Iyo Shaqadii Hufnayd.
Waa Shaqsi Afgaaban Oo Inta Badan Ku Foogan Shaqadiisa Oo Aan Marna Lagu Ceebsan Waxa Uu Mudan Yahay Maanta Oo Isbedel Maamul Ka Dhacay Golaha Degaanka Burco In Laga Dhigo Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Madaama Uu Fahmay shaqada Una Bisil Yahay Hogaaminta Gobolka.
Waa Dad Iyo dal Yaqaan Ku Xeel Dheer Xalinta Khilafaadka Waa Salaad Sax Alle Yaqaan Ah Oo Aqoon U Dheertahay.
Ma Jirto Cid Kaga Haboon Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Inuu Noqdo Badhasaabka Cusub Ee Togdheer .      Waa Qalinkii   Siciid Laangadhe Libaaxo

Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO