Thursday July 29th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

qayb qaado dhismaha masjid cali binu abi Taalib magaalada ceerigaabo

0
Monday June 21, 2021 - 12:01:05 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    qayb qaado dhismaha masjid cali binu abi Taalib magaalada ceerigaabo

    Qayb qaado dhismaha masjid cali binu abi Taalib magaalada ceerigaabo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qayb qaado dhismaha masjid cali binu abi Taalib magaalada ceerigaabo
Ascww ka qayb qaado dhismaha masjid cali binu abi Taalib magaalada ceerigaabo ...

Akhyaarta sharafta leh kuligiin waanu idin wada salaamayna, waxa aan idiin soo gudbinayn aa , masajid cali bin Abi Taalib oo laga dhisi doono magaalada ceerigaabo madaama ay dadka magaaladu aad ay u kordheen oo baahi weyna loo qabo.

" Qofkii bayt ilaahay dhisa, isa gana wuxuu eebe bayt uga dhisayaa jannada" - waa xadiith nabawi ah.


Qof walba lacagtaas ugu tuburucaya misaajidka waxa lagu soo Hagaajin kara magac acount ku qoran oo ah:

Eng khadar Ibrahim cabdi ,adigoo ku soo diraya Acounti Number ka ah/ Account Number.102 103 887 DAHABSHIIl ,amba xaawaladaha kala duwan ee soomaaliyeed Waxa lacagtaas lagu soo Hagaajin kara magac eng.khadar Ibrahim cabdi /hargeysa/ 252637226002

Waad mahadsantihiin. Ilaahay ha ka dhigo mashruucan mid khayr ku bilowa oo hadana khayr ku dhammaada.
.............................. .............................. .......
Salam alikum brothers and sisters.
We are building a mosque in the town erigaabo, this mosque is need it for populated urban spot ,and it will be benefit for young kids to learn and practice islam.

To donate for seek of allah you can send it:
Eng khadar Ibrahim abdi
Acc / 102 103 887 dahabshiil bank.

Or throw hawala maney transfers by the name eng khadar Ibrahim abdi /hargeysa/ 252637226002

My allah blessed you all...
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO