Thursday July 29th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Maayarka Degmada Maydh Oo Ka Hadlay Warar Been Abuura Oo Laga Faafiyey Dhismaha Dekeda Maydh

0
Monday June 21, 2021 - 13:14:15 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 460
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayarka Degmada Maydh Oo Ka Hadlay Warar Been Abuura Oo Laga Faafiyey Dhismaha Dekeda Maydh

    Maayarka Degmada Maydh Oo Ka Hadlay Warar Been Abuura Oo Laga Faafiyey Dhismaha Dekeda Maydh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maayarka Degmada Maydh Oo Ka Hadlay Warar Been Abuura Oo Laga Faafiyey Dhismaha Dekeda Maydh
Maayarka Degmada Maydh ee gobolka Sanaag Prof.Xuseen Sheekh C/raxmaan Sheekh Siciid Maydh ayaa beeniyey warar been abuura oo laga faaifiyey qaabka uu u socdo dhismaha dekeda Maydh todobaadyadii ugu danbeeyey halkaasi ka socday.

Maayar Xuseen oo fiidnimadii caawa bartiisa Facebook soo dhigay qoraal kooban oo uu kaga hadlayo sida ay u socoto dhismaha dekedda cusub ee halkaas laga wado, Isagoo sidoo kalena waxba kama jiraan ku-tilmaamay warar sheegaya inay jiraan dhaliilo, ku saabsan Dhismaha Dekeda Maydh. Waxaana qoraalka maayarka Maydh uu arrintaas kaga hadlay u dhignaa sidan:-


"Anigoo Ku Hadlaaya Afka Degmada maydh waxaan Cadaynayaa in Qorshaha dhismaha Dekada maydh uu ,u Socdo Sidii loogu Talo galay Shaqoduna Si Habsami ah u Socoto Anigoo ku sugan Halka Shaqadu ka Socoto oo iminka Qaybtii Bada birihii laga taagayey Sadex Qaybood oo laba Qaybood la dhamys tiray. Iminkana Qaybtii beriga loo soo gudbay hawshuna ay si habsami ah u socoto.Wararka Sheegaya Arinkaa wax ka duwanina jiraan ama soo Qoray dhaliilo .ku saabsan Dhismaha Dekeda maydh .Aanay waxba ka Jirin . Muwaadin Taageer Hurumarkaā€¯


Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO