Thursday July 29th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Mulkiilaha Shirkada Asli Maydi Iyo Dhamaan Hawlwadeenada Shirkadu Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Caaqil Xuseen Digaale Oo Ka Mid Ahaa Cuqaasha G Sanaag

0
Friday June 25, 2021 - 07:11:49 in Wararka by Mo BK
  • Visits: 683
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mulkiilaha Shirkada Asli Maydi Iyo Dhamaan Hawlwadeenada Shirkadu Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Caaqil Xuseen Digaale Oo Ka Mid Ahaa Cuqaasha G Sanaag

    Mulkiilaha Shirkada Asli Maydi Iyo Dhamaan Hawlwadeenada Shirkadu Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Caaqil Xuseen Digaale Oo Ka Mid Ahaa Cuqaasha G Sanaag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mulkiilaha Shirkada Asli Maydi Iyo Dhamaan Hawlwadeenada Shirkadu Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Caaqil Xuseen Digaale Oo Ka Mid Ahaa Cuqaasha G Sanaag
Mulkiilaha Shirkadda Asli Maydi Barkhad Jibriil Xasan Iyo Dhamaanba Shaqaalaha Shirkada Asli Maydi Waxay Tacsi  Tiiranyo Leh Udirayan Dhamaan Qoyska iyo Eheladii Caaqil Xuseen Digaale Oo Ka Mid Ahaa Waayeelka Iyo Madax Dhaqameedka Gobolka Sanaag Oo Ku Geeriyoooday Magalada Hargaysa Caawa Mulkiilaha Iyo Hawlwadeenada Shirkadu Waxay Murugada La Wadaagayaan Abdirahmaan Husen Digaale Oo Ka Mid Ahaa Maamulka Shirkada Asli Maydi 

 illaahay Qabriga Haw Nuuriyo Samiir iyo imana Haynaga Siiyo Dhamanteenba


 Waxaana Uu Yidhi ....


inaanilaahi Wa inaa ilayhi Raajicuun Rabi Naxariistio Jano Haka Waraabiyo Caaqil Xuseen Digaale Oo Hada Geeridiisa Lay Soo Sheegay 

Waxay Ahayd Mid Dareen Gaar Ah igu Abuurtay Si Gaar Ahna Shakhsiyan ii Taabatay Waxaan Samir iyo iimaan Saadiqa Udirayaa Eheladii Qaraabadii Iyo Guud Ahaan Shacabka S/land Gaar Ahaan Bulshada G Sanaag Wuxuu Ahaa Adoon Wanaagsan Waxaan illaahay Uga Baryayaa inuu Janooyinkiisa Ku Casuumo Aamiin Aamiin Aamiin 

Barkhad Jibriil Xasan Mulkiilaha Shirkada Asli Maydi
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO