Thursday July 29th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Soomaali waxa mideeya kabadan waxay isku diidanyihiin .

0
Sunday July 04, 2021 - 17:44:22 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 462
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 2
  • Share via Social Media

    Soomaali waxa mideeya kabadan waxay isku diidanyihiin .

    Soomaali waxa mideeya kabadan waxay isku diidanyihiin .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soomaali waxa mideeya kabadan waxay isku diidanyihiin .
Fanka ,suugaanta ,fanaanka,macalimiinta iyo dhamaan dadka Hal-abuurka iyo hibada lehba (Arts) waa ku dulmanyihiin Somaliland .
Somalia-na haba taagdaraatee hanbalyey mudantahay talaabada ay xaga afka iyo horumarintiisa u qaadey.

Cid udhaqaaqda ,ka warhaysa,waxtarta ,ka faa,ideysata usoo jeeda majirto markhaatina uma baahna ,aduunyada kale waa la buunbuuniya waa la ciseeyaa hanti,sumcad iyo iyo ixtiraambay ku dhex leeyihiin ummdaas ay ka yimaadeen ama la noolyihiin haba kala hayb ahaadaane.


Waa fadeexad iyo ceeb dul hoganaysa xukuumada somaliland ee talinaysa in dad noocaas ahi maalinwalba hibadaa la dhintaan iyadoon waxba laga weelayn .

Xikmad weyn oo ingiriisi ahayd ayaa macnaheedu ahaa ‘’markastoo qofweyni dhinto waxay lamid tahay iyadoo libarary -weyni  gubtay” ,hadaba taa maanta ee ugu danbaysey ee yuusuf shaacir lagu magacaabay wakhtigeedii ayay timid waana ku saxanyahay wasiirkaasi somaliland-na waa la gudboonayd haseeyeeshe lama garansiin sabab ay maanta uga hadlaana uma furna.

Hal abuurka iyo inta la halmaashaba dayac badanbay tirsanayaan iyagoon cidi dirsan ayey is direen ,dedaaleen, wakhtigoodii ,fikirkoodii iyo tamardoodiibay ku qabteen shaqadii dawladaasi lahayd in la hanbalyeeyo lamaamuuso ayey mudanyihiin .

Dawlada somaliland ka talisa masuuliyad dheerada oo ka saarnayd afka iyo dayactirkiisa ayey dhayalsatey waqoyina awalba Hal-abuurka wuu kasoo bixi jirey koonfurbaa se manaafacadsanjirtey.

Ugu danbayntii waa ku saxanyahay yusuf shaacir inuu aqbalo soo dhaweeyo lashaqeyo waliba wakhti galiyo si ,ay uga midha dhaliyaan hawsha loo igmadey. waa  xalaal ereyga ay ku maamuseen ee ah xeeldheere afka iyo dhaqanka Somali ah ,waana u uqalmaa .waa shimbir ilaahay u direy afkaas wakhtigii iyo dedaalkii uu galiyeyna ka muuqdo.

Wabilaahi Tawfiiq 
Shaafici Dhiibsane 
Burco
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO