Thursday July 29th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

WARQAD FURAN, MADAXWEYNE MUUSE BIIXI..PROF, MOHAMED A. FARAH MATAN (JAAFAA)

0
Monday July 12, 2021 - 18:30:34 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 223
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WARQAD FURAN, MADAXWEYNE MUUSE BIIXI..PROF, MOHAMED A. FARAH MATAN (JAAFAA)

    WARQAD FURAN, MADAXWEYNE MUUSE BIIXI..PROF, MOHAMED A. FARAH MATAN (JAAFAA)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WARQAD FURAN, MADAXWEYNE MUUSE BIIXI..PROF, MOHAMED A. FARAH MATAN (JAAFAA)
Waxanan u qalab qaataa wax akhris, wax qoris ama wax qabad.- Waa maxay wadaniyad, bal dib u jaleec hillinkii dheeraa ee xornimada iyo qaranimada Somaliland loo soo maray, sideese shacabkayga loogu beeri karaa geedka wadaniyada ay lahaayeen.

Mudane madaxweyne, xasuuso, magaalada burco, xasuuqii 20.12.84. lagu toogtey waxgarad kii, Somaliland.
Mudane madaxweyne, xasuuso, magaalada Muqdisho, xasuuqii, 18.07.89.


Waxii shucuur iyo qiiro aad uqabto dalkaaga iyo deegaankaaga wey kuu hayaan;

Waxaad damqasho iyo diirnax aad u hayso dadkaaga dalkaaga iyo duunyadiisaba wey kuu og yihiin.

Waxii wel wel iyo walaac kusoo food-saara, ama waxqabad, shacabkaaga iyo dalkaaguba wey kuu og yihiin, dhalinyarada u xidhan calamada ee ka soo jeeda Sool iyo Awdal, kuna xidhan qeyrul dastuuri, maxkamad lana marin, degdeg haloo sii daayo.

PROF. MOHAMED AHMED FARAH MATAAN (JAAFAA)
ANKARA, TURKIYA.

 
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO