Thursday August 11th, 2022
Dahabshiil
Salaama Market
Youtube jobs

Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Oo Ka Hadlay Dhibaatada Iska-rogooyinka Ciidda Ka Gura Dooxa Hargeysa

0
Wednesday July 21, 2021 - 09:25:02 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 805
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Oo Ka Hadlay Dhibaatada Iska-rogooyinka Ciidda Ka Gura Dooxa Hargeysa

    Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Oo Ka Hadlay Dhibaatada Iska-rogooyinka Ciidda Ka Gura Dooxa Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Oo Ka Hadlay Dhibaatada Iska-rogooyinka Ciidda Ka Gura Dooxa Hargeysa

Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex Jaamac Xaaji Axmed Cabdi, ayaa ka hadlay cabasho ka soo yeedhay qaar ka mid ah dadweynaha ku nool Caasimadda Hargeysa ee u dhaw dooxa, kuwaas oo  cabasho ka muujiyey dirawallada wada gaadiidka Iskaragooyinka.

Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex Jaamac Xaaji Axmed Cabdi, oo Wargeyska Geeska Afrika wax ka weydiiyey arintan ayaa tilmaamay inay hore u xidheen dad watay iskarogooyin, haddana ay arintan wax ka qabanayaan, waxaanu yidhi "Cabashadan wax baanu Dawlad ahaan ka qaban doonaa, horena waxaanu xidhnay Iskaroogooyin ciid ka gurayey Dooxa, marar badana waanu u dignay, haddana waanu u digaynaa, oo waxaanu leenahay raalli kama nihin in ciid laga qaado meelaha dooxa ee aanu uga digaynay iskaroogooyinka iyo cid kastaba, waxaynu u baahan nahay inaynu dadkeena badbaadino, balse uma baahnin in dadka daadka loo baneeya, cid dambe aanu ku qabanana sharciga ayaanu la tiigsanaynaa


Halkan Ka Daawo: Aniga dhibta laygu haysta dad hurda baan toosiyey weeyi ..' Ex Maayir Muraad
Halkan Ka Daawo:"Xaqiiqada QARSOON Ee Xaalada Abaared Ee Ka Jirta Gobolka Togdheer
Halkan Ka Daawo:Rajo Intee Leeg Ayaa Laga Qaba In Biyo Macaan Laga Hello RIIGA Deegaanka Shansha-Cade,
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
WAREYSIYO