Wednesday September 22nd, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Taariikhdu iyadaa Dib isku soo Celisa

0
Sunday July 25, 2021 - 16:06:48 in Maqaallo
  • Visits: 725
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taariikhdu iyadaa Dib isku soo Celisa

    Taariikhdu iyadaa Dib isku soo Celisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taariikhdu iyadaa Dib isku soo Celisa

Taariikhdu Waa Duruus Mudan in La Tilmaansado Oo weliba laga dabqaato. Markaad Eegto Kitaabka Quraanka kariimka ah Saddex meelood meel ahaan Waa Taariikh. Halkaa Waxaynu ka garanaynaa Qiimiga ay leedahay Taariikhdu. Taariikhdu markii ay mareysay Sanadkii 1531 miilaadiga Wuxu Muslimiinta geeska africa, Gaar ahaan Soomalida uu u ahaa sannad guullo badan oo taariikhda baal-dahab ka galay ay gaadheen. Sanadkaas Muslimiintii geeska africa gaar ahaan Soomalida oo uu hogaaminayey Imaam Axmed gurey iyo Madaxdii Qabaa'ilka soomalidu waxay furteen Gobollada Dawaro iyo Shawa. Sannadkii 1533 Musliintu Soomalidu waxay Xoreeyeen goboladii Axmaarada iyo walasta. Sidoo kale sanadkaa waxa gacanta lagu soo dhigey Saldanadooyin islaami ah sida Baali, Hadya, siidaamo, iyo Gojaari oo in muddo ah xabashida ku hoos noolaa. Sanadkii 1535 miilaadiga muslimiintu Somalidu Hormuudka u ahayd waxay gacanta ku dhigeen gobolada koonfur iyo kuwa dhexe ee dhulka xabashida


Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO